Devdas waa mid kamid ah filmada Bollywoodka loogu jecelyahay taariikh ahaan iyo kuwooda ugu wanaagsan ee aan laga xiiso dhigeenin daawashadiisa.
Filmkaan Classic-da ah waxaa la daawaday 12 July sanadkii 2002 waxaana daawashadiisa laga jooga 16 sano ayadoo uu Director kaahaa Sanjay Leela Bhansali.
waxaana goobta duubista ka dhacday arrin la yaab leh waxaana atariishada aishawarya rai dhagaheeda ka imaaday dhiig iyadoo duubaysa heeska Dola Re Dola in Aishwarya rai ayaa waxaa dhaawac kasoo gaaray mid ka mid ah dhagaheeda

madaama ay sidatay dhago culus taaso ka keenay dhiig laakiin Aishwarya cidna uma aysan sheegin iyadoo iska wadatay duubiteeda Aishwarya ayaa xiligaas waxa ay xirnayd dahab culeys badan waxaana qiimo ahaan ay ku fadhiyeen 12 crore
iyadoo xiliga ay heeska duubaysay ay xiranayd dhago qiimo ahaan ku fadhiyaa 1.2 lakh Iyadoo filimkan lacagah ugu badan ay ku baxeyn dahabka ay xirnaayeen labada atariisho ee kala ah Mandhuri dixit iyo Aishwarya rai waxaana qiimaha dahabkaas ku baxay lacag dhan 20 crore
sidoo kale heeska Kahe Chhedd Mohe ayaa Mandhuri waxa ay xiraynd dahab culeskiisa uu dhan yahay 30 kilograms Iyadoo ay culeyskaas uu dhibaateeyay inaysan si fiican u ciyaarin iyadoo sii dhib badan ay ku dhamaysatay duubista heeskaas