18-isku dhac ee ugu weynaa ee 90-maadkii Bollywood-ka soo maray balse aan la sheeg sheegin qaybta labaad (+sawiro)

Hordhac:

Bollywood-ka waa shirkada isku dhacyada ugu badan laga diiwaan galiyo sanad walbo madaama sanadka ka kooban yahay 52-isbuuc waxay shirkadaan la imaadaa cel celis ahaan 200-filim marka waa qasab in tiyaatarada lagu dagaalamo.

Waxaa jiraan isku dhacyo caan ah oo marwalbo lasoo hadal qaato sida Dil Vs Ghayal, Kuch Kuch Hota Hai Vs Bade Miyan Chote Miyan, Mohabbatein Vs Mission Kashmir iyo Lagaan Vs Gadar.

Balse xaqiiqo ahaan waxaa jiraan 18-isku dhac ama 18-jeer oo filimo caan ah tiyaatarada la isla saaray 90-maadkii balse aan la buun buunin.

Fadlan hoos kaga bogo qaybta labaad18-isku dhac ee 90-maadkii Bollywood-ka gil gileen balse aan la sheeg sheegin ama lasoo hadal qaadin:

28 Feb 1997: Judaai (Super Hit) Vs Auzaar (Flop)

Guuleeste: Judaai

10 Oct 1997: Deewana Mastana (Hit) Vs Mr. & Mrs. Khiladi (Semi Hit)

Guuleeste: Deewana Mastana

7 Feb 1997: Judwaa (Hit) Vs Yeshwant (Semi Hit)

Guuleeste: Judwaa

19 Dec 1997: Chachi 420 (Hit) Vs Aflatoon (Flop)

Guuleeste: Chachi 420

24 July 1998: Pyaar Toh Hona Hi Tha (Super Hit) Vs Angaarey (Flop)

Guuleeste: Pyaar Toh Hona Hi Tha

13 Aug 1999: Taal (Semi Hit) Vs Kohram (Flop)

Guuleeste: Taal

La Soco Qaybta 3-aad Maqaalkan Xiisaha Badan

Haddii aadan aqrisanin qaybtii 1-aad maqaalkan fadlan RIIX HALKAAN

2 Comments

    • Wikipedia yaha dadka wuu qaldaa xog ahaan balse anaga xogta rasmiga ah waxaan kasoo qaadanay keedka shabakada Boxoffice India oo leh tixraac dhameestiran.

Comments are closed.