Home » Nolosha Jilaayaasha » 18-Xidig Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyada Layaabka Ah Ee Ay Leeyihiin (Naanees)(+Sawiro)

18-Xidig Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyada Layaabka Ah Ee Ay Leeyihiin (Naanees)(+Sawiro)

Dadka qof walba magac ayuu leeyahay hadana waxaa qasab ah in qofkaas magaciisa dadka oodhan uwada yaqaanan mooye uu hadana siileyahay magac gaar ah oo ay uyaqaanan qoyskiisa iyo asaxaabtisa qaaska ah.

Hadaba Bollywoodka waa sidaa ookale oo hadii ay leeyihiin magac caan ah oo ay shaashada kusoo bandhigeen sido kalena waxay leeyihiin magacyo gaar ah oo ay ugu yeeraan asaxaabtooda iyo qoyskooda sidaa aawged waxaan idiin heynaa 18 xidig oo Bollywoodka ka tirsan  kuwaaso magacyo layaab ah leh.

Magacyadaas qaarkood waa hubaal inee kaa qoslin doonan sidaa awged halkaan hoose kaga bogo xidigaha Bollywoodka iyo magacyada layaabka ah ee ay leeyihiin.

                                                   Aishwarya Rai Bachchan: (Gullu)

Ranbir Kapoor: (Bollywoodka Dabbu aye ugu wacan hooyadisna Raymond)

 Karena Kapoor Khan: (Sidaan wada ognahay waxaa loogu yeera Bebo)

 SRK: (juhi Chawla ayaa ubixisay magaca Lucky Ali wanaa loogu yeera)

   Hritik Roshan: (Duggu)

     Kangna Ranaut:(Arshad)

 

Lasoco Qeybta Ee Maqaalkaan Kasoo Aan Kusoo Bandhigeno 18 Xidig Ee Magacyada Layaabka Ah Leh:

One Response to 18-Xidig Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyada Layaabka Ah Ee Ay Leeyihiin (Naanees)(+Sawiro)

  1. Fiiq dhulkii hooyo(dool-caashaq) Reply

    December 7, 2017 at 1:09 pm

    lucky Ali waa magac shidan lkn sababtay ugu bixisay SRK magacaaas sxp waxaa kale ooon idinka cofsanaynaaa qisoooyinka qabsada actorada inaaad nala wadagtaan codsigayga labaad sxp filmada SRK uuu biladaha Ku qaaatay iyo sababta keentayna noosoo diyaaariya

Leave a Reply to Fiiq dhulkii hooyo(dool-caashaq) Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *