Waa maqaal u gaar ah aflaamta Bollywoodka sanadlaha ahaa ee la daawan jiray kuwaaso aan halkaan isugi soo aruurinay sanad walba Filimka lacagaha ugu badan soo xareynaayey waxaana kasoo xiganaha shabakada Box-office India oo ah shabada ugu caansan waqtigaan ee filimada ganancsigooda laga soo xigto.

1990 ilaa 2018 ayee xogtaan ku xeen daabantahay balse 100% waxaa sax ah oo la hubaa xogta kasoo bilaawato 1994 ilaa 2018 sidaa aawged 1994 wixii ka horeeyay xogta meeshaan aan kusoo bandhigeyno ma ahan mid 100% sax ah sababto ah keyd BOI kuma daawacno hader. Balse anaga Filimside ahaan ah dadaal dheer ayaan u galnay inaan idiin la wadaagno xogta ugu macquulsan 1994 wixii ka horeeyay waxaana soo helnay xogo macquulsan oo muhiim ah keydkii hore ee BOI-na kujirtay.

Tusaale waxaa muran ka taaga yahau 1990 filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay Dil miyaa mose Ghayal waxay udhowdahay in Ghayal yahay waana soo qaadanay sido kale 1991 waxaa lagu dooday Hum iyo Saajan midkii lacag badnaa.

F.G: Wixii ka horeeyay 1994 marka lasoo daawaco xogtooda saxsan waan idiin la wadaagena inta kahoreysa iska akhrista midaan hordhaca ah inee run tahayna u badan tahay waa inta u dhaxeya 1990-1994.

1990-Ghayal: Waxaa hogaaminaayo Sunny Deol waana Blockbuster (10 Crore)

1991-Hum: Amitabh Bachchan, Rajnikanth & Govinda natiijadiisa waa Hit (10 Crore)

1992-Beta: Anil Kapoor & Madhuri Dixit ayaa hogaamiyaal ka ahaayen natiijadiisana waa Blockbuster (13 Crore)

1993-Aankhen: Govinda ayaa horseed u ahaa kooxda jileysay waxuuna noqday All Time Blocbuster (13 Crore ayuu keenay).

1994-Hum Aapke Hain Kaun: Madhuri Dixit & Salman Khan ayaa hogaamiyaal ka ahaa All Time Blockbuster-na wuu noqday (72 Crore ayuuna keenay).

1995-Dilwale Dulhania Le Jaayenge: Shah Rukh Khan & Kajol ayaa hogaamiyeen natiijadiisana waa All Time Blockbuster (53 Crore ayuu keenay).

1996-Raja Hindustani: Aamir Khan & Karisma Kapoor ayaa ku xifaaltameen waxuuna noqdag All Time Blockbuster (43 Crore).

1997-Border: Sunny Deol aýaa hogaaminaayey kooxda filimka jishau waxuuna noqday All Time Blockbuster (39 Crore ayuu keenay).

1998-Kuch Kuch Hota Hai: Shah Rukh Khan & Kajol markale sido kalena All Time Blockbuster ayuu noqday (waxuuna keenay 46 Crore).

1999-Hum Saathi Saathi Hain: Salman Khan ayaa hogaaminayey kooxda Filimka jishay waxuuna noqday Blockbuster (39 Crore ayuuna keenay).

2000-Kaho Na Pyaar Hai: Hrithik Roshan & Ameesha Patel natiijadiisana waa Blockbuster (44 Crore ayuu keenay).

2001-Gadar Ek Prem Katha: Sunny Deol ayaa hogaamiye ka ahaa waxuuna noqday All Time Blockbuster (76 Crore ayuu keenay).

2002-Devdas: Shah Rukh Khan & Aishwarya Rai natiijadiisana waa Hit (41 Crore ayuu keenay).

2003-Koi Mil Gaya: Hrithik Roshan ayaa hogaaminaayey waxuuna noqday Super Hit (47 Crore ayuuna soo xareeyay).

2004-Veer-Zaara: Shah Rukh Khan & Preity Zinta ayaa hogaamiyeen natiijadiisana waa Super Hit (41 Crore).

2005-No Entry: Salman Khan, Anil Kapoor iyo kuwa kale natiijadiisana waa Super Hit (waxuuna so xareeyay 44 Crore).

2006-Dhoom 2: Hrithik Roshan ayaa hormuud u ahaa xidigaha Filimka natiijadiisana waa Blockbuster (81 Crore ayuuna keenay).

2007-Om Shanti Om: Shah Rukh Khan waxuu noqday Blockbuster (78 Crore ayuuna keenay).

2008-Ghajini: Aamir Khan waana Blockbuster (114 Crore ayuuna keenay). 2009-3 Idiots: Aamir Khan waa All Time Blockbuster (201 Crore ayuuna keenay).

2010-Dabangg: Salman Khan waa Blockbuster (141 Crore).

2011-Bodyguard: Salman Khan & Kareena Kapoor ayaa hogaamiyeen waxuuna noqday Blockbuster (144 Crore ayuu keenay).

2012-Ek Tha Tiger: Salman Khan & Katrina Kaif ayaa jileen natiijadiisana waa Blockbuster (186 Crore ayuuna keenay).

2013-Dhoom 3: Aamir Khan waxui noqday All Time Blockbuster (260 Crore ayuu keenay).

2014-PK: Aamir Khan & Anushka Sharma waa All Time Blockbuster (337 Crore ayuu keenay).

2015-Bajrang Bhaijaan: Salman Khan ayaa hogaamiye ka ahaa All Time Blockbuster-na wuu noqday (315 Crore ayuu keenay).

2016- Dangal: Aamir Khan waa All Time Blockbuster (374 Crore ayuu keenay).

2017-Tiger Zinda Hai: Salman Khan & Katrina Kaif ayaa hogaamiyeen Blockbuster ayuuna noqday (339 Crore ayuu keenay).

2018-Sanju: Ranbir Kapoor ayaa hogaamiye ka ahaa Blockbuster ayuuna noqday (334 Crore ayuuna keenay).

2019: Markuu sanadka dhamaado ayaa la ogaana filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here