Malaika Arora waa atiriisho ku xeel dheer labiska iyo Fashion-ka waxay taqaana habka dadka loo soo jiito waana sababta iyadoo 45 jir ah walina aan looga dareymin inee da’ tahay oo waxaaba la moodaa 25 jir.

Xidigtaan ayaa todobaadkii aan soo dhaafnay sameysay Fashion heer sare ah waxayna soo bandhigtay labis qurux badan oo iyada soo jiidasho xad dhaaf ah u yeelay waana labis la xayeysiinaayo si dadka u iibsadaan.

Qiimaha labiska Malaika wadato waa $10,000 dollar waana labis iyada ugaar ah ama ay iibsatay hadana Fashion ku qabsatay oo sawiro looga qaaday lacagta akteena wey ka badantahau anaga ahaan marba hal labis hadii lagu iibinaayo intaas lacag ah.

Guess the Price: Malaika Arora's diamond-encrusted bracelet could be used as down payment for a flat in Mumbai’s suburbs

Laakiin iyada akteeda waxba kama ahan waa haweeney Account-keda lacag ka buuxdo qiimaha jijinta ama bushuneetada gacanga ugu xiran ee habka Daimond-ka u sameysan waa $2,000 wadarta guud waa $12,000 ($12K) qarash ah ayaa Malaika kubaxay labiska iyo jijinra idiin muuqata kumana jirto xisaabta kabaha ay wadato iyo qarashka Make-up-ka.

Hubaal ahaan $12K labo aroos Soomaali ah waa lagu agaasimi karaa dabcan iyada hal sheey ama labo sheey oo ay ku xaragoneyso ayee ku qarash gareysaa lacagta intaas la eg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here