Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxaan Maalin Walba Idinla Wadaagna Maqaalo Xiiso Badan Maanta Waxa Idib Hayaa Maqaal Ka Hadlaya 5 Muuqaalood Kuwaaso Bollywood Ay Cunsuri Kula Dhaqaaqeyn Dadka Madowga Ama African Ka Ah

Waxan Dhawr Jeer Ku Aragnay Aflaamta Bollywoodka Oo Ku Maadeysanayaan Dadka Dwarfs Ka Ah Oo Ah Dadka Gaagaaban Kuwaaso Ay U Isticmaalaan Dhanka Shactirada Ah

Laakiin Waxa Jirta 2 Mar Oo Ay Bollywoodka Ay Ku Cunsuri-Yadeeyeen Dadka Madowga Waana Ceeb Sababtoo Ah Dadkaas Waxa Ay Ka Mid Yihiin Kuwa Si Weyn U Jecel Sidoo Si Weyn Xiiseeyaan Aflaamtooda

Kambakkht Ishq

Filimkan Waa Mid Average Noqday Waxaana La Daawaday Sanadkii 2009 Waxa Dhacday In Lagu Cunsuri-Yadeeyo Dadka Madowga Ah Waxaana Uu Ahaa Xilli Ay Airport Ay Ku Sugnaayeen Aktarada Akshay Kumar Iyo Kareena Kapoor

Markaaso Kareena Kapoor Security Ga U Sheegayso In Akshay Kumar Uu Boorsada Ku Sido Daroogo Ka Dib Ciiidanka Waxa Ay Akshay Ka Codsanaayaan In La Baaro Boorsadiisa Waxaana La Geeynaya Qol Gaar Ah Waxaana Loo Geeynaya Naag Police Ah

Ka Dib Maxaa Dhacay Waxa Laga Doonayay Inay Akshay Isaga Baarto Laakiin Waxa Ay Sameenysaa Inay Isaga La Dagaasho Oo Ay Ka Xoog Badiso

Waxaana Laga Tusaale Qaadanaya In Ciidanka African Ka Ay Yihiin Sawir Aan Waxba Ogeyn Dadka Waxuusho Ah Marka Loo Fiiriyo Dhanka Cadaanka Oo Aflaamtooda Si Fiican Loo Sameeyo Sidoo Kale Muuqaaladooda Oo Si Xun Loo Isticmaalo

Fashion

Fashion Waa Filim Kale Oo Si Weyn Loogu Cunsuri Yeenayo Dad African Ka Ah Muuqaal Ka Mid Ah Filimka Ayaa Waxa Uu Ahaa Xilli Priyanka Chopra Ay Ku Sugnayd Goob Kalaab Ah

Iyadoo Si Xun U Isticmaalaysa Daroogo Iyo Khamri Fara Badan Taaso Lagu Tusaaleenayo Inay Sameenayso Waxyaabo Qaldan Ka Dib Waxa Ay La Ciyaaraysa Nin Madow Ah Ka Dib Maxaa Xigay Priyanka Chopra Aya Soo Kacaysa Iyadoo Dharkeeda Uu Dhulka Yaalo

Ka Dib Waxa Uu Indhaheedu Qabanayaa Nin Madow Ah Oo Dhinaceeda Ag Jiifa Priyanka Ayaa Kasoo Carareesa Qolka Iyadoo La Yaaban Waxa Ay Sameesay Oo Ah In Nin Madow Ah La Seexato

Taaso Calool Xumo Ka Qaadayso Waana Mid Ay Karaahinayso Ninkan Madow Ah Laakiin Marka Dadka Cadaan Ka Ay La Sameenayso Ay Sidan Iskuku Calool Xumeenin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here