Waxaa buuxsantay 20-sano oo qarnigan cusub ah (2000-2020) mudadan dheer fanka hindiya waxaa soo galeen atiriishooyin aad u badan waxayna sameyeen misane ka tageen dhaxal aan la ilaawi karin marnaba.

Sida guud atooraha ayaa in badan ka shaqo badan atiriishada markaa waxaan taxliil kusameynay atiriishooyinka guulahooda Box-office-ka kaliyana waaa kuwa soo galeen Bollywoodka qarnigan cusub micnaha xisaabta kuma jiraan atiriishooyinka Bollywoodka 90-maadkii soo galeen ama caan noqdeen.

Kareena Kapoor Khan iyo Katrina Kaif ayaa noqdeen labada atiriisho ugu Hit-ka badan atiriishooyinkii qarnigaan cusub waxaana xusid mudan in labadoodaba tiro siman oo Hit ah heestaan Bebo 13-Filim Hit dhameestiran ayaa u diiwaangashan si lamid ah Kat iyadana 13-Filim Hit dhameestiran ayaa u diiwaangashan.

Waxaa kusoo xigaan atiriishooyin dhowr ah oo dadaalen sida Deepika Padukone oo heysata 11 Filim, Priyanka Chopra-10 Filim, Shraddha Kapoor-7 Filim iyo Vidya Balan & Bipasha Basu oo min 7-Filim Hit dhameestiran ah sameyeen.

Hadaba aan isla eegno labadan atiriisho iyo min 13-Filim Hit-ka dhameestiran u noqdeen:

Kareena Kapoor iyo 13-Filim Hit dhameestiran u noqdeen:

1-Mujhe Kucch Kehna Hai: Super Hit

2-Kabhi Khushi Kabhie Gham: Blockbuster

3-Hulchul: Hit

4-Jab We Met: Hit

5-Golmaal Returns: Hit

6- (3Idiots): All Time Blockbuster

7-Golmaal 3: Blockbuster

8-Bodyguard: Blockbuster

9-Ra.One: Hit

10-Singham Returns: Super Hit

11-Bajrang Bhaijaan: All Time Blockbuster

12-Veere Di Wedding: Hit

13-Good Newwz: Super Hit

Katrina Kaif iyo 13-Filim Hit dhameestiran u noqdeen:

1-Partner: Super Hit

2-Welcome: Super Hit

3-Race: Hit

4-Singh Is Kinng: Super Hit

5-New York: Hit

6-Ajab Prem Ki Ghazab Kahani: Super Hit

7-Raajneeti: Super Hit

8-Zindagi Na Milegi Dobara: Hit

9-Ek Tha Tiger: Blockbuster

10-Jab Tak Hai Jaan: Hit

11-Dhoom 3: All Time Blockbuster

12-Mere Brother Ki Dulhan: Hit

13-Tiger Zinda Hai: Blockbuster

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here