20 sir oo aadan ka ogeyn boqorkii qoob ka cayaarka ee Micheal Jackson. Sawiro

0
3402

Micheal Jackson waa boqorka qoob ka cayaarka sidoo kalana ahn ninkii Musikada mareykanka wax kabadalay wuxuu ahaa nin khibrad u leh Muusikada asigoona khibradaas sidii ugu habooneydo uga faa’ideystay.

Hadaba fanaankaan caalamiga waxaa laga diiwaan galiyay xaqiiqooyin fara badan intuu noolaa iyo markuu dhintay kadiba waxaana halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa qeybtii 1aad 20 xaqiiqo oo laga diiwaan galiyay Micheal Jackson.

20-Micheal Jacskon ayaa ku dhashay gobalka Indiana 29kii Agoosto sanadkii 1958dii aabihiis wuxuu ahaan jiray feeryahan hore sidoo kalana wuxuu ahaa shaqaale u shaqeeyo warshada biraha asigoona kamanka sifiican u garaaci jiray.

Qoyska Micheal Jackson mid aad u balaaran ayuu ahaa waxayna ka koobnaayee 4 wiil iyo 2 gabdhood.

عائلة الفنان مايكل جاكسون أبيه وأمه وأخوته

19-Micheal Jackson aabihiis wuxuu ahaa mid aad u qalafsan sida uu asigaba kawarbixiyay asigoona owlaadiisa garaaci jiray balse Micheal ayaa sheegay in ad adeega aabihiis sabab u noqotay guusha uu maanta gaaray oo hadii uusan cadaadin laheyn uusan heerkaan gaari laheyn.

عائلة مايكل جاكسون أبيه وأمه وأخوته وهم صغار

18-sanadkii 1965tii Micheal Jackson aabihiisa ayaa wuxuu aasaasay koox fanaaniin ah asoona ugu magac daray Brothers waxayna ka koobnaayeen Micheal Jackson iyo walaalihiisa.

مايكل جاكسون وأخوته في فرقة أخوة الجاكسون Jackson Brothers

17-Sanadkii 1966dii magaca kooxda waxaa loo badalay Jackson 5 waxayna gaareen guulo muhiim ah ayagoona siwadajir ugu guuleystay bandhigyo badan ayagoona noqdeen kuwa caan ah misna Mareykanka oo dhan lagawada maqlo.

مايكل جاكسون وأخوته في فريقة جاكسون 5 Jackson يغنون على المسرح في الستينيات

16-Micheal Jackson waa fanaanka biladaha ugu badan abid ku guuleystay asigoona heysto 23 abaal marin oo Guinness ah 40 abaal marin oo Billboard ah, 13 abaal marin oo Grammy ah iyo 29 abaal marin oo American Music ah waana abaalmarino 100 kabadan mana jiro fanaan maanta nool ama dhintay oo Micheal Jackson ka abaalmarino badan.

Micheal Jackson intuu noolaa iska dhaafee markuu dhintay kadib ayuuba abaal marino sii qaadanaayay ayadoo Guinness World Record uu galay kadib markuu dhintay wuxuuna noqday fanaanka lacagaha ugu badan laga helay markuu dhintay kadib.

مايكل جاكسون يتلقى جائزة غينيس مع نسخة من الكتاب للأرقام القياسية

La soco qeybta labaad oo xiiso leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here