Bollywooodka waxaa kujiraaan shaqsiyaad badan oo la dagaaleen xiliyo kala duwan seddexda Khans ee kala ah Salman Khan, Aamir Khan iyo Shah Rukh Khan waana seddexda atoore 30 sano hal qaanad kuwada jiraan atoore soo afareyana ka waayey.

Hadaba maqaalkan waxaan kaga hadli doonaa 20 xidig oo xiliyo kala duwan ay isku dhaceen seddexda Khans qeybta kowaad ee maqaalka hoos kaga bogo:

Salman Khan & Aishwarya Rai: waan wada ognahay khilaafkooda, markii hore xiriir ayee lahaayen balse wey iskudhaceen iskudhacoodana taariikhda ayaa xusto marwalba maadama sixun ku kala tageen ilaa maantana iskuma fiicna.

Salman and Aishwarya Rai

Salman Khan & Govinda: xidigahan saaxiibo weyn ayee ahaayen waligood balse 2010 ayee iskudhaceen xili Salman uu Govinda gabadhiisa ka doortay atiriishada Sonakshi Sinha Filimka Dabangg kusoo caan bixiyay sababto ah Govinda gabadhiisa ayuu la rabay mashruucaas balse Salman ayaa diiday inkastoo markii dambe ay heshiyeen.

Salman and Govinda

Salman Khan & Sanjay Leela Bhansali: xidigahan 25 sano ayee saaxiib ahaayen balse khilaaf ayaa dhexmaray markii Salman laga saaray Filimka Guzaarish Hrithik Roshan hogaamiye looga dhigay waayo Bhansali ayaa qorshaha bedelay wixii markaa ka dambeyay labadsn wada shaqeyn ma dhexmarin xitaa Inshallah Filim ladhaho ayee wada sameyn rabeen 2019 hadana wey iskhilfaaen oo meel ayaa la iska dhigay mashruucaas.

Salman and Sanjay Leela Bhansali

SRK & Farah Khan: muran ayaa dhexmaray Farah Khan seygeeda iyo SRK kadib SRK ayaa xanaaqiisa xakameyn waayey waxuuna dhirbaaxay ninkeedii halkaas ayeena isku dagaaleen labadan xidig balse Bollywoodka ayaa gartaan galeen misane heshiisiiyeen xidigihii Main Hoo Naa.

SRK and Farah Khan

SRK & Ekta Kapoor: qarash gareyso Ekta ayaa ku eedeysay SRK guuldarada Filimka Once Upon A Time in Mumbai Dobaara maadama SRK kanaalkiisa Express dusha saartay shaashadihii ugu badnaa ee laga daawaday muran ayaa dhexmaray inkastoo ay heshiyeen.

SRK and Ekta Kapoor

Lasoco Qeybta 3-aad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here