Bollywooodka waxaa kujiraaan shaqsiyaad badan oo la dagaaleen xiliyo kala duwan seddexda Khans ee kala ah Salman Khan, Aamir Khan iyo Shah Rukh Khan waana seddexda atoore 30 sano hal qaanad kuwada jiraan atoore soo afareyana ka waayey.

Hadaba maqaalkan waxaan kaga hadli doonaa 20 xidig oo xiliyo kala duwan ay isku dhaceen seddexda Khans qeybta kowaad ee maqaalka hoos kaga bogo:

Salman Khan & Arjith Singh: xidigahan ayagoo goob abaal marin saaran waliba masraxa dushiisa ayee afka ka murmeen hadalo kululna isdhaafsadeen kadib Salman waxuu Filimkiisa Sultan ka saaray hees Arjith Singh kulahaa khilaaf xoogan ayaana dhexmaray.

Salman and Arijit Singh

SRK & Salman Khan: 2008 ayee ahed markii ay iskudhaceen ealiba xaflad Katrina Kaif dhigatay xiligaaso labadoodaba khamriga ay iska badiyeen weyna is aflagaadeyeen waliba dadka hortoodo xafladii Katrina ee ay udhigatay sanad guurada dhalashadeedana sidaas ayee ku bur burtay balse waa xaflad taariikhi ah.

Salman and SRK

Salman Khan & Sanjay Dutt: howsha Filimka Bodyguard intee socotay ayee iskudhaceen xidigahan xili Sanju loogu talo galay inuu aabo ugu jilo Salman mashruucaas.

Salman and Sanjay Dutt

Salman Khan & Vivek Oberoi: kadib markii Aishwarya ay ka baxday nolosha Sallu waxay la saaxiibtay Vivek balse Sallu sidaas kuma harin Vivek ayuuna u cagajugleyay heer Vivek markii dambe uu isaga haro Aish.

Salman and Vivek Oberoi

SRK & Sunny Deol: Waa dagaal caan ah Filimkii Darr ayuuna kasoo bilaawday khilaafkooda xili Sunny uusheegay in SRK iyo Yash Chopra si weyn u qiyaameyeen ugu dambeyn 13 sano kadib wey heshiyeen xidigahan.

SRK and Sunny Deol

Lasoco Qeybta Xigta:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here