Bollywooodka waxaa kujiraaan shaqsiyaad badan oo la dagaaleen xiliyo kala duwan seddexda Khans ee kala ah Salman Khan, Aamir Khan iyo Shah Rukh Khan waana seddexda atoore 30 sano hal qaanad kuwada jiraan atoore soo afareyana ka waayey.
Hadaba maqaalkan waxaan kaga hadli doonaa 20 xidig oo xiliyo kala duwan ay isku dhaceen seddexda Khans qeybta kowaad ee maqaalka hoos kaga bogo:
SRK & Karan Johar: waa labo saaxiibo balse mar ayee isku dhaceen xili SRK uu imaan waayey barnaamijka Koffe With Karan lagu casuumay khilaafkoodana waxuu ka bilaawday in Johar Filim uusan SRK hogaamiye ka ahen sameeyay ileen waligiis SRK ayuu Director u noqon jiray maadama 20 sano kahor sidaa ku heshiyeen balse khilaafkaas mid yar ayuu ahaa weyna heshiyeen.

Salman Khan & Hrithik Roshan: isla Filimkii Guzaarish ayee isku dagaaleen ee aan horey idiin kugu sheegnay in Bhansali iyo Sallu isugu dhaceen mashruucaas.

Salman Khan & Himesh Reshamiya:markii hore Sallu ayaa keenay Himesh Bollywoodka laakiin markii Himesh uudiiday in Sallu mashruucisa uu Music ugu sameeyo maalinkass kadib labadooda iskuma fiicno ilaa maanta.

SRK & Arjun Rampal: Filimkii Ra.One ayee isku khilaafen arino mushaarka la xiriira maadama Khan isaga maalgaliye ka ahaa Filimkaas inkastoo markii dambe ay heshiyeen.

SRK & Abhijeet: Filimkii Om Shanti Om ayee isku dagaalen kadib markii Abhijeet ku eedeyay Shah Rukh inuusan wax mudnaan ah siinin heesihiisa Filimka.

Dhamaad…