Bollywooodka waxaa kujiraaan shaqsiyaad badan oo la dagaaleen xiliyo kala duwan seddexda Khans ee kala ah Salman Khan, Aamir Khan iyo Shah Rukh Khan waana seddexda atoore 30 sano hal qaanad kuwada jiraan atoore soo afareyana ka waayey.

Hadaba maqaalkan waxaan kaga hadli doonaa 20 xidig oo xiliyo kala duwan ay isku dhaceen seddexda Khans qeybta kowaad ee maqaalka hoos kaga bogo:

SRK & Shrish Kundar: Waa Filimsameye waxuuna sameeyay 3-Filim oo ay kamid yihiin Tees Maar Khan iyo Jaane-E-Mann balse waxuu tifatire ka noqday aflaam waaweyn sida Om Shanti Om, Main Hoo Naa, iyo kuwa kale hada kahor ayee SRK isku dhaceen iyagoo isku qilaafeen howsha Om Shanti Om kadibna SRK ayaa xanaaqay misane dhirbaaxay Filimsameyahan.

SRK and Shirish Kunder

Salman Khan & Kamal Rashiid Khan (KRK): Mr.KRK atooraha lagu magacaabo waa nin caan ku ah la dagaalanka seddexda Khans mana la tirin karo inta jeer ay iskudhaceen oo seddexdoodaba si dadban iyo si toos ahba wuu ula dagaalay inkastoo Salman uu u badnaa.

KRK

SRK & Ajay Devgn: dadka waxay dhahaan 90-maadkii ayuu dagaalkooda soo bilaawday oo Kajol ayaa u sabab ahed balse dagaalka naadirka ah wuxuu bilaawday 2012 xili ay isla saarten Filimadooda Son of Sardaar iyo Jab Tak Hai Jaan afka ayee ka murmeen hal jeer inkastoo hader heshiis yihiin.

SRK and Ajay Devgn

Aamir Khan & Amole Gupta: Khilaafkooda wuxuu ka bilawday Filimka Taare Zameen Par xili Director Amole uu gabi ahaanba isaga baxay mashruucaas waxaana magaca Director-nimo Filimka qaatay Aamir inkastoo la sheego howsha badankeeda inuj Amole qabtay.

Aamir and Amole Gupte

SRK & Aamir Khan: isla iyaga dhexdooda xitaa wey is khilaafeen seddexda Khans dagaalka ugu weyn ee xidigahan dhexmara waxaa bilaaway Aamir oo SRK ugu yeeray “Eey lugaha u leefa isaga Aamir ah” inkasto uu markii dambe dhahay eey guriga ii joogaa ayaa Shah Rukh Khan la dhahaa asaana ka waday hadana SRK aad ayuu oga xumaaday aflagaadadaas markii dambena wey heshiyeen.

Shah Rukh and Aamir Khan

Lasoco Qeybta labaad maqaalka 20-xidig la dagaaleen seddexda Khans.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here