Home » Box Office » 2010-2018 Shah Rukh Khan Filmada Uu Sameeyay Iyo Wadarta Guud Ganacsigoda Box-office-ka!!

2010-2018 Shah Rukh Khan Filmada Uu Sameeyay Iyo Wadarta Guud Ganacsigoda Box-office-ka!!

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxuu dhameesan rabaa Decade-kii sedexaad ee uu fanka kujiray maadama 2010-2019 hal sano kaliya ka dhimantahay.

Decade marka laga hadlaayo waa 10 sano kasto Khan 1991 ayuu Bollywoodka yimid waxuuna maraa Decade-kii sedexaad oo gabo gabo ah sidaa aawged waxaan soo aruurinay aflaamta uu sameeyay intii udhaxeysay 2010-2018 iyo ganacsiga guud ay Box-office-ka ka sameyeen.

Halkaan hoose kaga bogo Shah Rukh Khan iyo ganacsiga guud filmadiisa Box-office-ka kasameyeen 8 sano udambeysay iyo mid walba natiijadiisa….

My Name Is Khan: 72.82 Crore (Hit)

Ra.One: 113.94 Crore (Hit)

Don 2: 106.44 Crore (Hit)

Jab Tak Hai Jaan: 101.59 Crore (Hit)

Chennai Express: 207.69 Crore (Blockbuster)

Happy New Year: 178.41 Crore (Super Hit)

Dilwale: 139.94 Crore (Semi Hit)

Fan: 84.03 Crore (Flop)

Dear Zindagi: 66.46 Crore (Semi Hit)

Raees: 128.77 Crore (Semi Hit)

Jab Harry Met Sejal: 62 Crore (Flop)

Wadarta Guud Ganacsiga Filmada: 1262.09 Crore (Trade Figure)

Filmadiisa Hit-ka dhameestiran noqdeen waa 6 Film oo xariir ah ama Hit isku xigaan ah halka 3 Film Semi Hit u noqdeen waxaana kaliya ka guul dareesteen 2 filmo Flop ka noqdeen..