6 Qeybood Oo Dadka U Qeybsamaan Shaqsi Walbana Uu Meel Kaga Jiro Lixdaas Qeybood

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Waxaa jiraan waxyaalo inta badan lagu kala sooco Bini’aadamka iyo qeybo ay u qeybsamaan, taasona lagu ogaanayo shaqsi walba sida uu u yagleeyo mustaqbalkiisa nololeed.

Dr. Ibrahim Al Fiqi oo u dhashat dalka  Masar ayaa qoraalo badan ka qoray nolosha bini aadamka, hase ahaate  wuxuu sheegay in dadka u qeybsamaan lix qeybood qofwalbana uu kamid yahay lixdaas qeybood.

  1. Nooc aduunka ayuu ku noolyahay mana garanayo waxa uu doonayo iyo hadafka uu tiigsanayo kaliya waxa uu u noolyahay in uu wax cuno waxna cabo bas.

2. kan labaad waa shaqsi yaqaana waxa uu raadinayo, balse ma yaqaano siduu u gaari lahaa asigoo markaa doonaya in aqofkale caawiye oo meeshu gaari lahaa u jiheeya.

3. qofkaan sedexaad waa qof yaqaan waxa uu doonayo iyo meesha ciribta dambe uu tiigsan lahaa sido kale wuu heystaa qofkii ku caawin lahaa rajadiisa oo jiheyn lahaa, balse dhibka jiraa wuxuu yahay iskuma kalsoona oo wax dhameystiran maba yaqaano marwalba waa qabyo tusaale tukaan ayuu firanaya badeeco ayuu dhiganaya hadana ma iibinaayo oo wuu ka jiifa waa shaqi aan inaba isku kalsoonen.

WARAR DHEERAAD AH:

4. shaqsigaan afaraad waa shaqsi yaqaan waxa uu qaban lahaa, wuu heystaa qofkii garab kusiin lahaa hadana waa qof isku kalsoon balse waa loo taliya go’aan ma qaadan karo, tusaale hadii uu fal kudhaqaaqi lahaa dadbaa ka niyad jabinaya oo leh waxaas anaga ku qasaarnay asigana waa qof aan kaligiis tashan karin oo inbadan goaan qofkale qaata.

5. qfokaan wuxuu inbadan ka fiicanyahay afarta kor kuxusn waayo waa shaqsi yaqaan hadafkiisa iyo waxa uu tiigsanayo, wuu heystaa qofkii jiheyn lahaa, waa isku kalsoonyahay, goaankiisana waa u madax banaanyahay goaamada kalena fikiro fican unbuu ka qaata balse guusha markuu gaaro kama faaideysto oo uu iska dhago tiraya guushisa.

6. shaqsigaan lixaad waa shaqsi guud ahaan ka dhameystiran qodobada kor kuxusan, waa yaqaan waxa uutiigsanaayo wadadii loo mari lahaana waa yaqaan, sido kale kalsooni iyo goaan madaxbanaan intaba uu heystaa sigoo alle talo saarto ayuu waxyaabaha tashuushka kufura iska leexiya goaankisana qaata fikirada wanagsan ee dadka kalena qaata sidaas ayuuna hormar ku gaara.

 

Hadaba Aqriste lixdaas qodob midkee tahay adiga hana isqarin kolay dadkoo dhan intaan qodob unbee ukala qeybsamana

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video