Halkaan Kaga Bogo Filimada Bollywood-ka Sameeyeen Kuwooda Ugu Wanaagsan Ee Walaaltinimada Lagu Soo Bandhigay (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shirkada Bollywood marar badan ayay sameeyeen filimaan ka hadlaayo walaaltinimada laakiin maanta waxaa idin heynaa filimada ugu wanaagsan ee lagu soo bandhigay walaaltinimada.

Inta uu soo baxin filimka Tubelight oo Salman Khan Iyo Sohail Khan ku matali doonan labo walaal oo is faham weyn ka dhaxeeyo waxaa idin soo helnay maqaal muhiim oo ka hadlaayo filimada bollywoodka ugu wanaagsan ee walaaltinimada lagu soo bandhigay.

Sidoo kale waxaa daawanay filimaan badan oo bollywood ah kuwaas oo lagu soo bandhigay xiriiirka ka dhaxeeyo labo walaalo laga soo bilaabo Amitabh – Shashi, Sanjay Dutt – Govinda, Salman – Srk Iyo Jackie Iyo Anil.

Fadlan hoos kaga bogo filimada bollywood-ka sameeyeen kuwooda ugu wanaagsan ee walaaltinimada lagu soo bandhigay.

1) Amitabh Bachchan Iyo Shashi Kapoor – Filimka Deewaar

2) Salman Khan Iyo Mohnish Bahl – Filimka Hum Apke Hain Koun…!

3) Shah Rukh Khan Iyo Hrithik Roshan – Filimka Kabhi Kushi Kabhi Gham

4) Akshay Kumar Iyo Saif Ali Khan – Filimka Yeh Dillagi 

WARAR DHEERAAD AH:

6) Sanjay Dutt Iyo Govinda = Filimka Ek Aur Ek Gyarah 

7) Salman Khan Iyo Salman Khan – Filimka Judwaa 

8) Fawad Khan Iyo Sidharth Malhotra – Filimka Kapoor & Sans

9) Sunny Deol Iyo Bobby Deol – Filimka Dillagi 

10) Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan – Filimka Karan Arjun

Lasoco Qeybta Xiga Maqaalkeena Xiisaha Leh…

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. ever banega says:

    Chelmeri phai Sanjay Dutt Iyo Salman khan

  2. praphase says:

    aatish ku dar




Featured Video