Ma Ogtahay In John Abraham Uu Taagero Rasmi Ah U Yahay Xidiga Weyn Ee Sylvester Stallone!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

John Abraham waa mid kamid ah Atoorayasha ugu jirdhisida badan ee Bollywoodka, sido kale xidigaan qaab jiliinkiisa iyo Murqihiisa weyn ayuu manta kuyahay John ka magac weyn leh.

John waayadiisa fanka ugu horeyay ma aheyn atoore aflaam action ah sameya sido kalena dooqisa koowaad ee filimada ayaaba ah Filimo Action ah.

Balse maanta wuxuu sameya kaliya aflaam Action iyo siyaasad ah, taasi oo kadhigeyso inuu isu ekeesiinayo xidigaha reer Hollywoodka ah.

WARAR DHEERAAD AH:

laga soo bilaawo caruur nimadiisa ilaa hada xidigaan wuxuu taagero rasmi ah u yahay xidiga weynee dhanka Actionka looga haray Sylvester Stallone oo caan ku ah Rambo.

John xidigaha Bollywoodka dhanka atoorayasha xidig uu si qaas ah u taagero ma jirto kuli waa isugu mid inkastoo uu ukala xushmeeyo da’ ahaan iyo darajo ahaan hadana shaqsi qaaso uu taagero majirto dhanka atoorayasha.

kaliya atoore hadii ladhaho wuxuu kadambeeyo waa Stallone oo ah shaqsi dhex degey qalbiga John, taagero rasmi ahna u ah xidigaan.

dhanka atariishoyinka John wuxuu qaab jiliinkeeda kahelay oo uu aad u taagera atariishada Rani Mukherjee, sido kale dhanka Sportska wuxuu xiiseya Kubada Cagta oo ah dooqisa koowaad.

Atoorahee ama Atariishadee Jeclaan Laheyd Inaa Ogaato Xidigaha Ay Sida Rasmiga Ah U Taageeraan?

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. maxamed cumar says:

    asc ramadan kariim filimside waxan idinka codsan lahaa inaad inoo soo cilisaan barnaamijkii xiisaha lahaa ee waydiin iyo warcelin fadlan meeshiisii waynugu banaan tahay thnks

  2. suleiman says:

    salman khan sxp




Featured Video