Maqaal: Koonfur Hindiya Bisha September Maxay Ugu Duwan Tahay Bilaha Kale Afar Filim Waa Weyn Ayaa Isla Bishaas La Daawan Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sanadkaan waxaa si weyn loo wada sugaayo filimada waa weyn ee koonfur hindiya maadaama dunida is bareen wuxuuna filimdooda noqday kuwa aad loo xiiseeyo.

Sanadkaan waxaaba mooda in bollywood-ka iyo Tollywood-ka bisha September u noqatay bil lagu xisaabtamo maadaama qaar ka mid ah filimadooda ugu waa weyn la daawan rabo bisha September.

Bisha September kalii waxaa si weyn ugu faaideysan doona filimka Jai Lava Kusa ee hogaamiyaha ka yahay Jr NTR  waxaana isbuuc feestada ee bishaas ku jirto ee Dessehra ku dagaalami doono seddax filim oo weyn oo Super Stars hogaamiye ka yihiin.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba Koonfur Hindiya Bisha September Maxay Ugu Duwan Tahay Bilaha Kale Afar Filim Waa Weyn Ayaa Isla Bishaas La Daawan Doono fadlan hoos kaga bogo afarta filim ee tollywood-ka ah oo la daawan doono Bisha September.

01 September 2017 : Waxaa la daawan doona filimka Jai Lava Kusa ee hogaamiyaha ka ah JR NTR, Raashi Khanna Niveda Thomas.

21 September: Waxaa la daawan doona filimka director-ka uu ka yahay Trivikram Srinivas waxaana hogaamiye ka ah Pawan Kalyan Keerthy Suresh Iyo Anu Emmanuel.

29 September: waxaa la daawan doona filimka Spyder waxaana hogaamiye ka ah Mahesh Babu iyo Rakul Preet Singh.

29 September: waxaa la daawan doona filimka uu director-ka ka yahay Puri Jagannadh waxaana hogaamiye ka ah Nandamuri Balakrishna Iyo Shriya Saran.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video