Rasmi: Baahubali 2 Oo Noqday Filimkii Ugu Horeeyay 500 Crore Soo Xareeyo Oo Af Hindi Lagu Daawado!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay Baahubali 2 wuxuu noqday filimkii ugu horeeyay ee Af Hindi lagu daawado kaasi oo 500 Crore nadiif ah soo xareeyo!

Baahubali 2 darajadaan wuxuu gaaray todobaadkiisa 5-aad marka uu keenay 13 Crore (Trade Figure) sidoo kalena waa lacagtii ugu badneyd ee ebid filim Af Hindi lagu daawado todobaadkiisa 5-aad soo xareeyo!

Baahubali 2 dhamaan gobolada Hindiya qaybta Af Hindiga lagu daawanayo wuxuu ka sameenayaa ganacsi aan horey loo arag loona maqlin xitaa waxaa macquul ah in Delhi/UP kaliya uu 100 Crore kasoo xareeyo halka East Punjab uu ka keeni doono 80 Crore!!

Fadlan hoos kaga bogo mudo 5-todobaad ah Baahubali 2 lacagaha uu keenay qaybta Af Hindiga lagu daawanayo sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:

WARAR DHEERAAD AH:

Todobaadka kowaad – 246.47 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka labaad – 142.52 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka sedexaad – 69.43 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka afaraad – 29.11 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka shanaad – 13 Crore (qiyaasta xili hore) iskoor cusub

Wadarta Guud – 500.53 Crore (Trade Figure) Qiyaasta xili hore Qaybta Af Hindiga Lagu Daawanayo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video