Madadaalda Maanta: Sheeko Qosol Badan, Nin Reer Baadiyo Ah Iyo Magaal Maxaa Kala Qabsaday (Funny Time)!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waa markale iyo barnaamijkeeni madadaalada manta oo aan aalaba soo jeedinaa maalinta Jimcaha ah manta sheekadeena Juxa kuma soo qaadaneyno balse waxaay kahadleysa.

Oday Reer Miyi ah oo magaalada yimid ka bogosho wacan:

Maalin maalmaha kamid ah ayaa nin magaalada soo aaday asigoo ka yimid baadiyaha ama Miyiga, wuxuu markuu yimid bilaaway inuu magaaladii iyo jawigeeda fiirfiiriyo asigoo kolba meel eegaya.

WARAR DHEERAAD AH:

Wuxuu arkay meel yar oo waxbarasho lagu baranaayo macain araday wax ku baraayo aanan aheyn iskuul oo weyn ee ah qol yaroo qaas ah (Private).

Hadaba odaygii wuusoo galay meeshi waxbarashada ka socotay araday bilaw ahna wax lagu barayey ayuu iska dhex fadhistay.

Macalinkii ayaa soo booday oo ardayda weydiyay “ sheega 10 hadii 1 laga jaro imisaa soo hareysa” Ardaydii waa ay garan waayen, markaasu macalinka suaasha ufududeeyo yiri, hadii 10 arri lagu xiro meel ood ah ama mooro arri ah (Meesha Arriga lagu xareyo), uu hal ka fakado ama banaanka loo saaro imisa soo hareysa ayu macalinka weydiyay markale ardaydii.?

Ninkii ayaa soo boodo yiri,” Walee Arri anaa kuu aqaan marba hadii ooda laga qaado kuli wey isdaba ordayaan.”

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. RAEES says:

    Kkkkkkkkk hhhhhhh caadi maha sheekadi jimcada way i dhaftay lkn hada ayan aqristay




Featured Video