Salman Khan Oo Ka Hadlay Muuqaalka Martida Ah Ee Uu Shah Rukh Khan Ku Leeyahay Filimka Tubelight!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Tubelight waa mid ka mid ah aflaamta sida waalida ah loo sooguya sanadkaan in la daawado, taasi waxaa sii dheer in filimkaan xamaasad usii yeelanayo dadka maadama Khans-ka iskala soo muuqanayan.

Shah Rukh Khan ayaa muuqaal marti ah kuleh filimkaan, taaso filimka jaceyl waali ah dadka usii qaadayan, waayo taagerayasha xidigahan aadbe u jecelyihiin inee shaashada iska soo muuqdan.

Waxaa dib loo xasuustay 90kii filimadii Karan Arjun, Kuch Kuch Hota Hai iyo kuwa kale, kuwaaso ay shashada wadaagen Sallu Bhai iyo SRK.

WARAR DHEERAAD AH:

Salman xili wareysi laga qaadayey wax laga weydiyay muuqalka martida ah ee uu SRK filimkaan ku leeyahay asigoo hadlayaana wuxuu yiri,

“Aadbaan ugu faraxsanahay in Shah Rukh Khan filimkeyga Qeyb ku yeeshto, qeybta uu SRK filimkaan ku

leeyahay ayaa ah qeybta ama muuqaalka ugu ahmiyadsan uguna muhiimsan filimkaan.”

Hadaba Sallu oo SRK la noqday saaxiib dhow ayaa markaan usoo jestay inuu aflaamtisa ku marti qaado SRK, maadama SRK hada kahor sido kale qeybo kasiyay aflaamtisa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video