Alia Bhatt Oo Markaan Atooraha Vicky Kaushal Filim Kula Midoowi Doonto Taaso Ay Director Katahay Meghna Gulzar!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atooraha Vicky Kausal ayaa waxay u badantahay inuu la hogaamin doono Alia Bhatt Meghna mashruuceda xiga kaaso laga soo min guuriyay sheekadiisa buuga lagu magacaabo Sehmat oo uu qoray ninka layirahdo Sikka.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimkaan ayaa sida wararka loo helay ka hadlaayo haweyney reer Kashmir ah oo guursaneyso nin sargaal ciidanka India ah kaasoo xuduuda shaqadiisa tahay iyo inuu warbixinada aan sax ama qiimo laheyn usoo gudbiyo qolada sirdoonka dalka India.

Waana dagaalkii dhexmaray India iyo Pakistan sanadkii 1971 sida sheekada buuga ku xusan, illo ku dhow dadka iska leh mashruucan ayaa waxay sheegayan ayagoo la hadlayaan wargeyska PTI. Balse aanan la magaacawin magacyadooda,” Filimkaan waxaa ka shaqeyn karo oo bandhig fiican ka qaban waa Vicky balse wali lama aynan saxiixanin atoorahan, waynu soo bandhigi doona warbixintaasa oo dhameystiran filimkaan.”

Filimkaan wali magac looma bixin balse dhawaan ayaa si rasmi ah jilaayaasha iyo xiliga laga hawl gali doono shaaca laga qaadi doonaa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video