Amitabh Bachchan Oo U Amba Baxay Malta Si Uu Halkaas Ugu Soo Duubo Filimka Thugs Of Hindustani!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Amitabh Bachchan ayaa duulimaad u aaday koonfurta yurub qaasatan Malta si uu halkaas ugu soo duubo filimka weyn ee Thugs of Hindustani.

WARAR DHEERAAD AH:

Xidigaan ayaa ayaa bartiisa Twitterka kushegay in uu hada qabtay Malta sido kalena uu hawada sare iyo dhamaan bada carabta dulmaray asigoo kashekenayey siduu halkaas ku tegey.

Hadaba filimkaan oo uu hogaamiye kale ka yahay Aamir Khan ayaa lagu shegay inuu yahay mashruuc weyn oo inbadan rajo laga qabo inuu noqdo mid weyn oo abid lagu faani doono.

Dhanka kale Aamir ayaa ka hadlay jadwalka koowaad ee filimkaan wuxuuna yiri asigoo hadlaaya,”waamashruuc aad ku farxad galinaayo, qeybaha koowaad ee filimkaana waa qeybo ficilo dagaalo waaweyn isku xig xigaan ah oo dadka inbadan soo jiidan doonto hadana isu diyaarintiisa ayaa socoto.”

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video