Maxay Tahay Sababta Akshay Kumar Iyo Rani Mukherjee Aysan Filim U Sameyn Waligood!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Rani Mukherji oo xili loogu yeeri jiray Rani of Bollywood ama Boqorada Bollywoodka, sido kalena taagero fara badan caalamka kuleh aflaam taariikh ahna sameysay.

Iyo waliba Akshay kumar oo ah Khiladi of Bollywood sido kalena kamid ah xidigaha ugu maqaamka sareyo Bollywoodka, ayaa waxaa dhacday in xidigahan waligood shaashada wadaagin.

Balse aqriste ogow Rani iyo Akshay wax colaad ah kama dhaxeyso ee nasiibka unbaa isku diiday marwalbana wey jecel yihiin inee filim isla sameyaan.

Sanadkii 1999 waxaa la daawaday filimkii ay Directorka ka aheyd Tanuja Chandra ee Sangharsh oo ay hogaamiyaal ka ahaayen Akshay Kumar iyo Preity Zinta.

WARAR DHEERAAD AH:

Balse ma ogtahay aqriste in filimkaas dooqii koowad ee atariishada filimkaas inee aheyd Rani Mukherjee balse ay iska diiday mashquul weyn oo heestay awgeed.

Sido kale waxaa jiray mashruuc kale oo uu filimsameye Vikram Bhatt ugu talo galay inuu ku mideeyo Akki iyo Rani, balse maSido kale waxaa jiray mashruuc kale oo uu filimsameye Vikram Bhatt ugu talo galay inuu ku mideeyo Akki iyo Rani, balse mashruucas ma hirgalin meel ayaa la iska dhigay.

Dhanka kale Akki xaaskisa Twinkle Khanna iyo Rani Mukherjee waa saaxiibo dhab ah oo marwalba kulma halka Akkina waqtiyo badan la qaata xidigtaan.

Sidaa awgeed Twinkle naftigeeda ayaa jecel inee filim wada sameyaan Akki iyo Rani waligeedna wey rabtay balse waan arki doona hadii mustaqbalka dhow ay xidigahan filim wada hogaamiyan.

Laakiin ogow wax khilaaf ah kama dhaxeeyo xidigahan ee nasiibka ayaa isku diiday iyo filimsameyayaal iyo filim qarashgareyaalba oo filim labadooda ah lasoo aadin.

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. City meter says:

    filimkii thank you sw kumaY jirin zhp

  2. maxamed deeq says:

    midakale dhamaadka filmka thank you vidya balan ayaa sobaxaysa qoftas ayuu Rani ku khalday sxbkay OK




Featured Video