Priyanka Chopra Waxay Dooneysa Inay Jilbaha Dhulka Dhigato Guurna Ka Dalbato Fanaankaan Caanka Ah

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atariishada u dhaxeyso Bollywood-ka iyo Hollywood-ka ee Priyanka Chopra ayaa wili ku mashquulsan xayaysiin u sameynta filimkeedaa hollywood-ka ah ee Baywatch.

Priyanka Chopra ayaa shaaca ka qaaday inay taageer weyn u aheyd fanaanka caanka ahaa ee Rap-ka looga haray Tupac Shakur.

Tupac wuxuu ka mid ahaa fanaanka ugu caansan Rap-ka waliba wuxuu ahaa fanaanka ugu taajirsan waqtigaas dhinaca Rap-ka wuxuuna geeriyooday asigoo 25 jir ah 1996.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba bollywood Desi girl Priyanka Chopra xili waraysi laga qaadaayaya ayaa la weydiiyay su’aalo badan oo ku aadan Tupac waxayna sheegtay in heesteeda ugu jaceshahay uu yahay heesta ‘Hail Mary’.

Atariishadaan ayaa sidoo kale la weydiiyay su’aal kale xiiso leh oo ah ” Hadii aad fursad u heli laheyd Tupac shakur Su’aal nooce ah ayaa weydiin laheyd” Priyanka ayaa ku jawaabtay ” waan u jilba jabsan lahaa waxaana ka cudsan lahaa su’aasha muhiimka ah ee ma ii guur sanaysa?”

Waxay hadalka Pc cadeyn u tahay inay aad u jecleed fanaanka Rap-ka looga haray dunida ka yaabsaday Tupac Shakur oo ilaa hada si weyn u wada xasuusta kuwa fanaaniinta hada Rap-ka loogu haray ee Eminem, Daddy Lil Weyne iyo kuwa kale oo badan.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (8)

  1. Ahmed Yoolah says:

    Asc Bahda Filim Side Ramadan Mubarak
    Aadan Muridi
    Sxbyahl waa codsi xayaysiska wuu na dgibay wuuba na nacsiiyay beejka waxba lama aqrin karo fadlan naga xira sidii hore noogu soo celiya waa codsi ka yimid aqristayaasha oo aan afkoda ku hadlayo sxb waxba si fcn uma aqrin karo xata culays ayu noqday beejkan aqris ahaan

  2. DJŁĚĒ AMORE says:

    Aad iyo aad sxp waa runtaa xayaysiiskan waa na dhibay mararka qaar waxaanba ku qaladna qoraalka caadiga ah ee lasoo dhigay
    please kaqaada waa codsi kayimi dhamaan akhristayaasha

    • Zakarie Abdi says:

      Saaxiibayaal xayeysiiska hadii aan webka ka qaadno sideen u shaqeynaa waa meesha kaliya ee daqli naga soo galo taasi waxay ka dhigan tahay web-ka dhan shaqadiisa iska dhaafa, mida kale waxaa la sameeyaa warbixinta aad ku dhufsatay si xasiloon ayaa loo sugtaa marka ay soo wada dhameestirmato waa la aqrisan karaa oo dhib malahan Mobile View ama Lap View midkaa rabtid ka dhigo.

      • Ahmed Yoolah says:

        Asc Zakariye
        Szb waan fahmay si fcn balse sxb qoraalka marka aqrinaysid wuu dhq dhaqaayaq sidi ayaanti hore ma ahan sxb mida kale hada daqli ka helaysan waa ok balse wax shacbiyadina dhibaya iska yareeya waayo dadka qaar markay ku wareeran say u aqrinayan wau iska daynayan marka dambe aniga hada waxay ilatahay vulayd in uu noqday beejka sidii mobile Full ah oo kale dhaqso ma dhaqaaqayo ama wuu boodbodaya sxb thanks sida noo fahansiisay

  3. nabadoon says:

    walaal zaki kn meesha waxaad soo dhoobtee xayaysiimo naaga qaawan ah kuna xisaabtan waa bil ramadaan marka fadlan walba hablaha qaaqaawan oo saaran ka dajiya pls oo xayaysiimo kale saarta waa codsi fadlan
    bisha ramadaan uun kadib sidaad doontaan yeela

  4. m.Guursade says:

    asc filimside ramadan kareem xayaysiintan ani ahaan wax dhib ah iguma hayso waan akhriya wax badan wn ka fahmay oo caafimadka ah marka hadii ay tahay faaiidada filimsidevoo dakhli ka helayso in la dhoho maaha xalaga saaro marka akhristayaasha sharafta le aynu dhawrno waxa ay shabakadu inaga doonayso ee maha in aynu ka soo horjeesano wabillahi towfiiq….




Featured Video