Wax Ka Ogaaw 8-Atoore Ee Xiligaan Bollywood-ka Ugu Xarakada Badan Ama Style-ka Wanaagsan (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Madaama 6-da bilood ee ugu horeesay sanadkaan soo idlaatay waxaa lasoo saaray 8-atoore oo loo aqoonsaday inay yihiin kuwa ugu xarakada badan ama Style-ka wanaagsan Bollywood-ka sanadkaan.

8-daan atoore waxaa lagu doortay labiska ay soo xirtaan marka ay meel fagaaro ah imaadaan ama xiliga ay shaqada ku guda jiraan kuwaas oo noqdeen kuwa ugu shidan.

Hadaba hoos kaga bogo magacyada 8-atoore ee xiligaan loo aqoonsaday inay yihiin kuwa ugu xarakada iyo Style-ka wanaagsan sanadkaan 2017 qaybtiisa hore:

1. Ayushmann Khurrana

2. Akshay Kumar

3. Farhan Akhtar

WARAR DHEERAAD AH:

4. Hrithik Roshan

5. Ranveer Singh

6. Shahid Kapoor

7. Sidharth Malhotra

8. Varun Dhawan

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Anjali says:

    Akshay kumaar Labisna Maxaas ka Yaqanaaa

  2. Ayan Mohammed Awil says:

    Waxaad ilowdeen Sooraj Pancholi Labis ayuu Uu washay kaasi Teeda Kale Akshay Kumar labis maba aaqano

  3. ansal says:

    waa akshay kumar labis udaa sxp u fiirsada dharku xiran yahy

  4. Maria says:

    wlhi akshey anaba kayaby garka cirada macla iskma jaro tuugsaduu u egyhy filmka laqurxiya mahne




Featured Video