Katrina Kaif Oo Ugu Dabaal Dagi Doonto Dhalashadeeda Magaalada New York Sanadkaan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atariishada Katrina ayaa ku aadan inee qabato New York halkaaso ay bandhig wacan ka dhigi doonto xaflada weyn ee International Indian Filim Academy (IIFA), taaso dhaceysa 15 July sanadkaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Sido kale maalinteeda qaaska ah oo ay dhalatayna waxaa macquul ah inee halkaas joogto oo ay ku dabaal dagto maalinte dhalatay oo ku began 16 July.

Katrina ayaa Video Call wareysi ku bixisay ayadoo dhahday,” New York waa mid kamid ah magaaloyinka aan aadka uxiiseyo, aadbana ugu faraxsanahay inaa halkaas bandhig ka qabanaayo oo shaqo culus iitaalo sido kalena aan halkaas ku cunteynaayo oo aan cunaayo cuntada New York.”

Mega Star Salman Khan oo Katrina Kaif beryahan garab taagan wuxuu yiri “Marekanka oo dhan waxay u dabaal dagi doonan xaflada dhalasho ee Katrina maalinkaasna waa maalin qaas ah oo loogu yeeri doono maalintii Katrina,” Katrina Kaif wey qososhay hadalkaas markee maqashay hadalka Salman Khan………………

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. maxamuud barre says:

    ASC RAMADAAN KARIIM
    SAKRIE CABDI
    ZXP WAXAAN KAA CODSANAAYA INAA IGA JAHIL BIXISO XAYEYSIINTA SAARAN PAGE-KA SEE DAKHLI LOOGA FAAIDAYA ,DHAWR JEER AYAAN KU DHUFTAY QORAALKA HOOS KAGA QORAN SAWIRKA SAAN BAL U AKHRIYO LAAKIN MEEL CIDLA AH AYAA IISOO BAXDAY,TEEDA KALE MAADAMA SAWIRKA XAYAYSIINTA MICNO KUU FAAIDAYNAYA UUSAN AHYN MAXAA LOOLA JEEDA OO PAGE LOOGU XARDHAY.
    ADO MAHDSAN WLAL IFAAHFAAHI

    • Zakarie Abdi says:

      Website walbo ayaa xayeysiis saaran kuwa Af Soomaaliga wax ku qoraan iyo kuwo kaleba waxaana daqli looga helaa qaabka ay dadka soo booqanayaan xayeysiiska u aqristaan, waayo xayeysiimaha meesha saaran macluumaad ayay xambaarsan yihiin, waxaana soo saartay shirkada Google oo shirkale xayeysiis u sameeneyso.
      Marka waa sidaas arinka.




Featured Video