Muxuu Ku Saleesnaa Kulanka Ay Wada Qaateen Director Abhishek Kapoor, Sushant Singh Rajput Iyo Sara Ali Khan?

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Director Abhishek Kapoor, Sushant Singh Rajput iyo Sara Ali Khan ayaa kulan xasaasi ah wada qaateen habeenkii xalay ahaa waxayna saxaafada ka qaaday sawiro kala duwan.

Director Abhishek Kapoor, Sushant Singh Rajput iyo Sara Ali Khan ayaa ku kulmeen maqaayad ku taalo duleedka magaalada Mumbai waxayna wada qaateen kulan waqti dheer qaatay.

Sushant Singh Rajput (1)

Kulankooda ayaa daba joogo kadib markii todobaadkii hore Director Abhishek Kapoor shaaca ka qaaday inuu Sara Ali Khan soo caan bixin doono sidoo kalena filimkaan ay la jileyso Sushant Singh Rajput.

WARAR DHEERAAD AH:

20170604210437_2N5A1392---Copy

Xan walbo oo horey loo yiri mustaqbalka Sara Ali Khan ee ku aadan kusoo biiritaankeeda Bollywood-ka haatan gabo gabo ayay ku dhow dahay waxaana soo caan bixin doono Director Abhishek Kapoor.

Sushant Singh Rajput (2)

Sushant Singh Rajput waa markii labaad ee uu filim u sameyn doono Director Abishek Kapoor asigoo horey ugu sameeyay filimkii hirgalay Kai Po Che sidaa darteed labadaan shaqsi is fahan wacan ayaa ka dhaxeeyo.

20170604210437_2N5A1391

Waxaan wada sugnaa waa in maal maha nagu soo fool leh Director Abhishek Kapoor inuu daaha ka qaado filimkaan Sushant Singh Rajput iyo Sara Ali Khan wada jilayaan faah faahin dheeri ah oo ku saabsan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video