Rasmi: Anil Kapoor Iyo Aishwarya Rai Bachchan Dib Ayee Umidoowi Doonan Mudo 17 Sano Kadib Ayagoo Wataan FIlimka Fanney khan!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa la hadal hayey in Aishwarya Iyo Anil Kapoor ay sameyn doonan filimka uu iska leeyahay Rakeysh Omprakash, balse midaas hada aye xaqiiq noqotay.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimkaan oo ay wax ka maal galin doonan Prernaa Arora iyo Arjun N Kapoor ayaa wareysi siiyen Mumbai Mirror ayagoo uu la socdo Rakeysh waxayna dhaheen, “ Sanadkaan dhamaadkiisa ayaan duubis ku bilaawi doona filimkaan, sido kale waxaa farxad weyn inoo ah in aan Aishwarya Rai Bachchan mashruucena aan kusoo darsano.

Sido kale ayadana inaga aysan diidin oo horey aye ka ogo laatay waana wax lagu farxo.”

Waa arin cajiib ah Anil Kapoor iyo Aishwarya ayaa mudo 17 sano kadib shaashada wadaagi doonan, waana mid ay taagerayaal badan iyo daawadayasha kaleba aad uxiiseyn doonan. Aish iyo Anil waxay 17 sano kahor wada sameyeen aflaamta kala ah Humara Dil Aapke Paas Hai (2000) iyo Taal (1999).

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video