Rasmi: Amitabh Iyo Rishi Kapoor Filimkooda 102 Not Out Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan horey idin kula wadaagnay Amitabh Bachchan iyo Rishi Kapoor filimkooda 102 Not Out aragtida kowaad ee laga soo bandhigay, haatana waxaa shaaca laga qaaday xiliga filimkaan la daawan doono.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka 102 Not Out waxaa la daawan doonaa 1 December 2017 waxaana Director ka ah Umesh Shukla oo horey u sameeyay filimka OMG – Oh My God iyo All Is Well.

Filimka 102 Not Out Amitabh wuxuu ku jilaa aabo 102-jir ah oo baadi u galaayo wiilkiisa nolosha ku dayacay oo 75-jir ah waana Rishi Kapoor wuxuuna filimkaan abuuray hadal heyn xoogan kadib markii kaartadiisa lasoo bandhigay.

Waxaa la xaqiijiyay in filimka 102 Not Out ay isku dhici doonaan filimka Tumhari Sulu oo ay hogaamiye ka tahay kaasi oo shaaca laga qaaday in isagana 1 bisha December 2017 la daawan doono.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video