Rasmi: Filimka Baahubali 2 Iyo Mudo 38-Maalmood Lacagaha Uu Soo Xareeyay Isku Darkiisa Guud

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shabakada Andhara Boxoffice ee Koonfur Hindiya ugu saameynta balaaran dhanka ganacsiga filimada ayaa si rasmi ah usoo daabacday filimka weyn Baahubali 2 lacagaha uu soo xareeyay mudo 38-maalmood ganacsigiisa gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka.

Filimka Baahubali 2 mudo 38-maalmood ah wuxuu keenay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka 1620.90 Crore (Worldwide Gross) sidoo kalena saami ahaan waxaa laga helay isku darka guud oo ay kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen 796.80 Crore (Distributor’s share).

Filimka Baahubali 2 4-ta luqadood ee lagu daawanayo gudaha Hindiya iyo meel walbo lacagaha uu ka keenay hoos kaga bogo:

Qaybta Af Hindiga lagu daawanayo wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 509.20 Crore

Gobolka weyn Telugu  Andhara/Niam wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 273.50 Crore

Gobolka Tamil Nadu wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 111.40 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

Gobolka Karnataka wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 95.10 Crore

Gobolka Kerala wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 57.80 Crore

Wadarta Guud Gudaha Hindiya wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 1047 Crore (Waa lacagta nadiifka ah)

Wadarta Guud Gudaha Hindiya wuxuu mudo 38-maalmood keenay – 1335.10 Crore (Waa lacagta guud canshuurta ka hor)

Gudaha Hindiya oo kaliya saamiga guud waxay kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen 628.80 Crore mudo 38-maalmood ah

Filimka Baahubali 2 sidoo kale gudaha USA/Canada wuxuu mudo 38-maalmood ah ka keenay 134.80 Crore

Halka dunida inteeda kale uu mudo 38-maalmood ka keenay filimkaan 151 Crore

Wadarta Guud suuqyada caalamka wuxuu filimka Baahubali 2 mudo 38-maalmood keenay 285.80 Crore (Total Overseas Business)

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. praphase says:

    tirada Tim it u goosatay waa I missa

    • Zakarie Abdi says:

      Weli lama soo saarin laakiin qaybta Af Hindiga daawatay waa hubaal 50-milyan ka badan tikit waa u goosteen




Featured Video