Atirishooyinka Bollywood-ka Xiligaan Fanka Saameynta Ku Leh Iyo Sida Ay U Kala Flop Badan Yihiin

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Fanka Hindiya waa mid guul darada u saaxiib ah waxaana xusid mudan 200-filim oo ay sanadkii sameeyeen in 20-filim ugu badnaan guul ka gaarto.

Sidaa darteed jilaayaasha sameeyaan filimo guulo wacan gaaraan wey ka sareenayaan dadka intooda kale madaama guushaba ay fanka Hindiya ku yar tahay.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin ku saabsan atirishooyinka xiligaan Bollywood-ka saameyn ku leh welina sameeyaan filimo ay hogaamiye ka yihiin iyo sida ay u kala qasaaro badan yihiin ama u kala Flop badan yihiin:

Priyanka Chopra: 19-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 40-filim taasi oo ka dhigan in 47.50% filimadeeda Flop noqdeen.

WARAR DHEERAAD AH:

Kareena Kapoor: 21-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 46-filim taasi oo ka dhigan in 45.65% filimadeeda Flop noqdeen.

Katrina Kaif: 6-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 25-filim taasi oo ka dhigan in 24% filimadeeda Flop noqdeen.

Kangana Ranaut: 16-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 27-filim taasi oo ka dhigan in 59.25% filimadeeda Flop noqdeen.

Deepika Padukone: 8-filim ayaa Flop ka noqdeen waxayna sameesay 21-filim taasi oo ka dhigan in 38.09% filimadeeda Flop noqdeen.

La Soco Qaybta 2-aad Atirishooyinka Xiligaan Bollywood-ka Saameynta Ku Leh Kuwooda Flop-ka Ugu Badan Sameeyeen……….

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. sharp says:

    war niyow akhbaradka iska dhamaystira waan ku warernay qayb qaybtane

    • Zakarie Abdi says:

      Waa nidaam caalami ah oo shabakad walbo adeegsato, sxb halmar hadii jug laguugi siiyo waaba ka daalee maba dhameetiri kartid aqrintooda kkk kkk

  2. Mohamed says:

    Zxp peenta ma aha Somalidu inta badan wax ma aqrisee waxbay dhagausata
    marka Zxp Noo tir tiibi




Featured Video