Madadaalada Maanta: Juxaa Iyo Habeenkii Arooska Maxaa Dhacay (Funny Time)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kusoo Dhowaada Aqristayaal Barnaamijkeeni Madadaalada Maanta oo aan ugu talo galnay aqristayasha inee kaga bogtaan sheekoyinka Funny ga ah.

Hadaba manta waxaan ugu talo galnay labo madadaalo mid waatana mida kalena cabaar kadib naga filo, tani waa Juxa iyo habeenkii arooska maxaa dhacay.

Juxa ayaa maalin maal maha kamid ah loo guuriyay Gabar cidiisa ah oo uusan waligiis arag, kadib markii loo guuriyay gabadhii oo lo galbiyey ayuu arkay in gabadha aad u fool xuntahay.

WARAR DHEERAAD AH:

Maadama horey loogu sheekeyay in gabadhu aad u quruxbadantahay, Juxaa wuu yaabay asigoo yaabanayuu sidaa ahbeenkii ku dhamadaay.

Subaxii markii la gaaray aye gabadhii hadashay ileen habeenkii oodhan hadal waa kasoo bixi wayey asee ka baqanesay iyo xishood dumar.

Waxay tiri,” juxoow adiga markaa baxdo qaraabada iyo dadkaada wey imaanayan markaa iisheg kuwa aan iska asturayoo iyo kuwa kale ikala bar dadka”

Juxa wuxuu yiri asigoo u jawaabaya gabadha,” Aniga waxaa ila fiican inaa dadka oo dhan is tusto oo ay ku arkaan balse aniga iskakey astur oo ha iskey tusin” kkkkkkkk

Fikradaha Akhristayaasha (8)

  1. djn says:

    war tan maalin horaa soo dhigteen wa ku soo celiseen yaaqey

  2. RAEES says:

    Hhhhhhh kkkkkkkk gggggggg pppppp

  3. Fan of shraddha kapoor says:

    Huhuhuhuhu miskiinad pppppp juxana sheydaandheh

  4. Ahmed nzir jigjigawi says:

    Kkkkkkkkkkkkk

    Foolxumadeeda ayuu iga qari leeyahy

  5. Ayan Mohammed Awil says:

    Wll bilan iyo Dalal meeyaan nooso dhamaystira

  6. tevez young says:

    hhhhhhh hhhhhh hh wlhy yaab

  7. tageere juxa says:

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh juxo wax kale ahaa

  8. c/laahi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waan kahelaa juxa sheekoyinkiisa waxa aan idinka codsai bahda filimside.net in aad inoo soo badisaan sheekoyinka juxa mahadsanidiin




Featured Video