Rasmi: Baahubali 2 Iyo Mudo 6-Todobaad Ah Lacagaha Uu Keenay QaybtA Af Hindiga Lagu Daawanayo

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Bahubali 2 – The Conclusion qaybta Af Hindiga lagu daawanayo ayaa markii ugu horeesay ku guul dareestay inuu iskoor sameeyo madaama todobaadkiisa 6-aad ganacsiga uu sameeyay ka yar yahay ganacsigii uu sameeyay filimka Gadar Ek Prem Kataha oo 16-sano ka hor la daawaday.

Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay Bahubali 2 – The Conclusion wuxuu todobaadkiisa 6-aad keenay 4.75 Crore waxaana ka badan Sunny Deol filimkiisii Gadar oo sanadii 2001 keenay todobaadkiisa 6-aad 6.09 Crore.

Filimka Bahubali 2 – The Conclusion mudo lix todobaad ah wadarta guud wuxuu soo xareeyay 505 Crore (Trade Figure) qaybta Af Hindiga lagu daawanayo oo kaliya, waxaana muuqato in filimkaan cimri ahaantiisa ku istaagi doono 510 Crore.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Bahubali 2 – The Conclusion lacagaha uu keenay mudo 6-todobaad ah sida Boxoffice India soo daabacday:

Todobaadka kowaad – 246.47 Crore (rasmi) iskoor cusub

WARAR DHEERAAD AH:

Todobaadka labaad – 142.52 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka sedexaad – 69.43 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka afaraad – 29.11 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka shanaad – 12.41 Crore (rasmi) iskoor cusub

Todobaadka lixaad – 4.75 Crore (Qiyaasta xili hore)

Wadarta Guud – 504.69 Crore (Trade Figure) Qiyaasta xili hore Qaybta Af Hindiga Lagu Daawanayo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video