SRK Diyaar Uma Aha Inuu Rs. 5000 Oo Abaal Marin Ah Siiyo Ranbir kapoor Magaca Jab Harry Met Sejal Dartiisa!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

SRK ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay magaca filimkiisa oo uu Directorka ka yahay Imtiaz Ali kaaso loo bixiyay Jab Harry Met Sejal.

Balse SRK ayaa dadka ka yaabsaday kadib markii uu Twitterka hadalkaan soodhigay,” Sida arinta ay ahayd marka loo fiiriyo Ranbir Kapoor xitaa wuxuu sheeganaya in asiga uu soo jeediyay magaca

filimkeyga Jab Harry Met Sejal, hadii ay sidaa tahay Ranbir kuma guuleysan abaal marinta lacageed ee gaareysa Rs. 5000.”

WARAR DHEERAAD AH:

Waa hadal ay dadka la yaabeyn balse kaftan ahaan uun kukooban sida loo badiyay, SRK hadalka uushegay wuxuu u egyahay in Ranbir magaca filimka SRK asiga u bixiyay o soo jediyay.

Maadadma Imtiaz Ali iyo Ranbir ay yihiin laba qof oo aad usaaxiibo ah iskuna dhow, Filimkaan ayaa

magacyo hore saxaafada iyo dadka ugu yeeri jireen kuwaaso kala ah The Ring, Raula iyo waliba Rehnuma.

Ugu dambeyn waxaa loo bixiyay Jab Harry Met Sejal oo loo badiyay inuu ubixiyay Ranbir Kapoor magaca filimkaan, waxaana lasoo bandhigay xalayto aragtida filimka oo waliba magaca lajira.

Filimka waxaa hogaamiyaal ka ah SRK iyo Anushka Shetty waxaana la cadeyay in la daawan doono 4 Aug ee sanadkaan asigoo SRK iska ilaaliyay inuu loolan la galo Akki.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. RAEES says:

    Sxp anushka sharma iska sax

  2. Deeqa says:

    Anushka sharma waaye qofta la jileeyso srk




Featured Video