Ugu Dambeyn Ranbir Kapoor Oo Cadeyay In Uu Asiga Ubixiyay Magaca Filimka Jab Harry Met Sejal EeSRK Hogaamiyaha Ka yahay!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Saacado kahor waxaan idin la wadaagnay in SRK bartiisa Twitterka soodhigay qoraal kaftan oo uu Ranbir Kapoor ku duqeynaayo walibana asigoo cadeynaayo in magaca filimkiisa Ranbir u bixiyay.

Hadaba Ranbir ayaa wareysi lalayeeshtay waxaana wax laga weydiyay Filimkaan iyo inuu asiga magaca filimka bixiyay wuxu ku jawabaya Ranbir.

WARAR DHEERAAD AH:

“Haa aniga ayaa kudhawaaqay magaca Jab Harry Met Sejal xili aan la jiray SRK iyo Anushka Sharma iyo waliba Imtiaz Ali.

Waxayna qeybo kamid ah duubayen filimka, weyna ka doodayen magaca filimka sidaa awged aniga aya ku dhawaaqay magaca filimkaan oo u bixiyay.

Aad ayaan ugu faraxsanahay maadama aan qeyb kuyeeshtay filimkaan taaso ah In aan aniga magaca filimka u bixiyay sido kalena aad looga wada helay magacaas.”

Dabcan SRK hadalkiisa kaftanka ahaay waxbadan ayaa kujiray, Filimkaan waxaa hogaamiyaal ka ah SRK, Anushka Sharma halka uu Director kayahay Imtaiz Ali.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video