Woow: Ranveer Singh Oo Laga Soo Bandhigay Sawiro Kala Duwan Kuwaaso Uu Dadka kaga Yaabsaday!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Jilaaga ugu Energy ga badan ninka ay u yaqaanan Bollywoodka Ranveer Singh ayaa lagas oo bandhigay Sawiro kala duwan oo Fashion ah.

Waxaadba mooda xidigaan dabeecadiisa iyo jiliinkiisa inee is leeyihiin, sido kale waa shaqi inbadan kaftan badan.

Waana mid kamid ah xidigaha ugu xaraggada badan waqtigaan, asigoo Styleka kula tartamo xidigaha jiilkiisa ah ee waqtigaan bollywoodka ka shaqeyaan.

Hadaba nala daawo sawirada kala duwan ee Ranver Singh laga soo bandhigay kuwaaso ah Sawiro Fashion ah iyo sida uu u xaragonayo xidigaan:

Ranveer Singh in Demobaza(1)

Ranveer Singh in Demobaza(2)

Ranveer Singh in Demobaza(3)

WARAR DHEERAAD AH:

Ranveer for Befikre promotions

Ranveer Singh in colorful sporty wear

Ranveer Singh in a blingy jacket

Ranveer Singh in an Anju Modi ensemble

Ranveer Singh in Canali suit

Ranveer Singh dapper diaies (2)

Ranver Singh dapper diaries

Ranveer Singh in Khanijo

Ranveer Singh in Chola and Tom Ford

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. isii says:

    sawirada qaar kood waxaa ka dareemaya inuu akshay kumar iska matalayo




Featured Video