Xarakada Wey Bilaabatay Iyo Kaartooyinka Laga Soo Bandhigay Super Star Nandamuri Balakrishna Filimkiisa Xiga

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Maadaama barito uu yahay dhalasha Super Star xarakada looga haray ee reer Telugu Nandamuri Balakrishna waxaa kaartooyin xiiso leh laga soo bandhigay filimkiisa xiga ee uu director ka yahay Puri Jagannadh.

Balakrishna iyo kooxda filimka Puri Jagannadh ayaa ku sugan wadanka Portugal sidoo kale kooxda filimkaan ayaa shaaca ka qaaday magaca filimkooda ayagoo u bixiyay Paisa Vasool.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimkaan sida weyn loo wada sugaayo ee madadaalada dhameestiran leh sidoo kalena Balakrishna kusoo bandhigi doona xaradiisa lagu yaqiinay Super Star-kaan ayaan barito jirsan doono 57 sano.

Filimkaan waxaa atariisho ka ah Shriya Saran waxaa kaloo door muhiim ah ku leh atariishada Muskaan filimkaan waxaa maal gilinaayo shirkada Bhavya Creations waxaana daafaha caalamka laga daawan doono 29th September 2017.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video