Maanta Oo Kale 19-sano Ka Hor Waa Maalinkii Anil Kapoor Boxoffice-ka Kaga Guuleestay Govinda, Suniel Shetty Iyo Saif Ali Khan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Maanta oo kale 12-kii June 1998 waxaa Boxoffice-ka ku tartameen Anil Kapoor, Govinda, Suniel Shetty iyo Saif Ali Khan oo dhinac ah.

Waxaana dhacday in Anil Kapoor oo wato filimkiisii shactirada badnaa Gharwali Baharwali uu Boxoffice-ka ku garaacay Govinda oo wato filimkii Achanak iyo Suniel Shetty iyo Saif Ali Khan oo isla wataan filimka Humse Badhkar Kaun.

Anil Kapoor filimkiisii Gharwali Baharwali wuxuu noqday Average mid guuleestay, halka Govinda filimkiisii Achanak uu Flop noqday sidoo kalena Suniel Shetty iyo Saif Ali Khan filimkoodii Humse Badhkar Kaun uu isagana Flop noqday.

Fadlan hoos kaga bogo filimada maanta oo kale 19-sano ka hor soo baxeen Gharwali Baharwali, Achanak iyo Humse Badhkar Kaun macluumaadkooda Boxoffice-ka oo aan kasoo xiganay shabakada Boxoffice India:

Gharwali Baharwali (12 June 1998): Filimkaan waxaa wada jileen Anil Kapoor, Raveena Tandon iyo Rambha

Image result for anil kapoor gharwali baharwali

Tiyaatarada la saaray: 165-tiyaatar

maalinta 1-aad lacagta uu keenay: 48 Lakh

sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay lacagaha uu keenay: 1.41 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.69 Crore

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 8.02 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 5 Crore

Kooxda cajaladaha qeybiyaan saami ahaan lacagaha ay ka heleen: 4.06 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay: $290,000

Isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka lacagaha uu ka keenay: 15.02 Crore

19-sano ka hor lacagaha uu keenay qiimaha ay maanta u dhiganto: 66.46 Crore (Adjusted Net Gross)

Tirada Guud ee Tikit u goosatay filimkaan: 7-Milyan iyo 176,000 oo qof ayaa tikit u goosatay

Natiijada Rasmiga ah: AVERAGE

Qiimeynta sheekada filimkaan ee shirkada IMDb Rating: 4.5/10

Achanak (12 June 1998): Filimkaan waxaa wada jileen Govinda, Manisha Koirala iyo Farha Naaz

Image result for govinda achanak movie 1998

Tiyaatarada la saaray: 150-tiyaatar

maalinta 1-aad lacagta uu keenay: 43 Lakh

sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay lacagaha uu keenay: 1.27 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.20 Crore

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 4.06 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 4.25 Crore

Kooxda cajaladaha qeybiyaan saami ahaan lacagaha ay ka heleen: 1.75 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay: $75,000

Isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka lacagaha uu ka keenay: 7.26 Crore

19-sano ka hor lacagaha uu keenay qiimaha ay maanta u dhiganto: 34.70 Crore (Adjusted Net Gross)

Tirada Guud ee Tikit u goosatay filimkaan: 3-Milyan iyo 747,000 oo qof ayaa tikit u goosatay

Natiijada Rasmiga ah: FLOP

Qiimeynta sheekada filimkaan ee shirkada IMDb Rating: 4.3/10

Humse Badhkar Kaun (12 June 1998): Filimkaan waxaa wada jileen Suniel Shetty, Saif Ali Khan, Sonali Bendre iyo Deepti Bhatnagar.

Image result for suniel shetty and saif ali khan in humse badhkar kaun

Tiyaatarada la saaray: 125-tiyaatar

maalinta 1-aad lacagta uu keenay: 25 Lakh

sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay lacagaha uu keenay: 68 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.15 Crore

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 2.30 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 2.25 Crore

Kooxda cajaladaha qeybiyaan saami ahaan lacagaha ay ka heleen: 95.25 Lakh 

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay: $18,000

Isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka lacagaha uu ka keenay: 4.02 Crore

19-sano ka hor lacagaha uu keenay qiimaha ay maanta u dhiganto: 20.18 Crore (Adjusted Net Gross)

Tirada Guud ee Tikit u goosatay filimkaan: 2-Milyan iyo 179,000 oo qof ayaa tikit u goosatay

Natiijada Rasmiga ah: FLOP

Qiimeynta sheekada filimkaan ee shirkada IMDb Rating: 4/10

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. nabadoon says:

    achanak hit miyaa mise flop hidna waad ku qorteen flopna waad ku shegaysaan

    halkaa inaga yara saxa fadlan




Featured Video