Rasmi: Filimka Dangal Iyo Lacagaha Uu Gudaha China Kasoo Xareeyay Mudo 38-Maalmood Ah

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mr. Perfectionist Aamir Khan filimkiisa Dangal ayaa weli ganacsi wacan gudaha China ka sameenayo waxaana lasoo bandhigay mudo 38-maalmood filimkaan lacagaha uu soo xareeyay.

Waxaa xusid mudan in Dangal todobaadkiisa 6-aad sedexda maalmood ee ugu horeyso (Sixth Weekend) inuu keenay $5.13 million (33.04 cr INR).

WARAR DHEERAAD AH:

Wadarta guud mudo 38-maalmood filimka Dangal wuxuu dhaafay $179.50M (1155.90 Crore) waxaana muuqato ilaa $185M uu gaari doono ganacsigiisa cimri ahaan.

Dangal wuxuu loolan culus kala kulmayaa filimada waa weyn ee Hollywood-ka ah gudaha China he Mummy, Wonder Woman iyo Pirates of The Caribbean 5 hadana weli filimkaan ganacsigiisa ayuu iska wataa.

Filimka Dangal isku darka gudaha Hindiya iyo daafaca caalamka ilaa haatan wuxuu filimkaan marayaa 1926.35 Crore (Worldwide Gross) waxaana la wada sugayaa xiliga uu darajada 2000 Crore gaari doono filimkaan.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Dangal mudo 38-maalmood lacagaha uu gudaha China kasoo xareeyay maalin kasto:

Day Collection (m) INR (cr)
Total $179.59 million 1155.90 cr
Day 1 $2.27 14.67
Day 2 $4.69 30.30
Day 3 $5.55 35.86
1st Weekend $12.51 80.83
Day 4 $5.78 37.23
Day 5 $3.52 22.58
Day 6 $3.88 24.89
Day 7 $3.90 25.02
1st Week $29.59 190.55
Day 8 $6.12 39.27
Day 9 $13.66 87.66
Day 10 $12.53 80.24
2nd Weekend $32.31 207.17
Day 11 $4.95 31.73
Day 12 $4.92 31.54
Day 13 $4.20 26.92
Day 14 $3.73 24.08
Day 15 $6.02 38.80
Day 16 $16.35 106.03
Day 17 $11.71 75.94
3rd Weekend $34.82 224.44
Day 18 $3.42 22.06
Day 19 $3.12 20.12
Day 20 $2.76 17.80
Day 21 $2.51 16.19
Day 22 $1.88 12.13
Day 23 $2.84 18.32
Day 24 $6.51 42.27
Day 25 $8.05 52.05
Day 26 $6.34 40.92
Day 27 $1.76 11.33
Day 28 $4.60 29.61
Day 29 $1.72 11.06
Day 30 $3.96 25.50
Day 31 $3.53 22.71
Day 32 $1.40 8.98
Day 33 $1.25 8.03
Day 34 $1.17 7.53
Day 35 $1.10 7.07
Day 36 $1.08 6.94
Day 37 $2.12 13.65
Day 38 $1.93 12.45

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. faiso maxamed says:

    wwwww aabaha india mr Aamir khan sln sharaf ayad mudan tahy guusha sidaas u wad ninkale india ma heyso oo aan adiga ehen DANGAL KHAN GUUUL




Featured Video