Video Kaftan Ah: Salman Khan Oo Baahida Soonka Xamili Waayay Kadib Muxuu Sameeyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan waa indhaha saxaafada Bollywood-ka sidaa darteed marka uu goob soo fariisto waa qasab in saxaafada Hindiya oo dhan siweyn ugu mashquusho.

Sidaa darteed xili uu saxaafada la fal galaayay sharaxaadna ka bixinaayay filimkiisa Tubelight oo la daawan doono 23-ka bishan June waxaa si gaar ah loo duubay Video Clip haatan lagu qaraaxeesanayo.

WARAR DHEERAAD AH:

Video-gaan sida gaarka ah loo soo jaray wuxuu muujinaa Salman Khan oo dunta surwaalka jiiniskiisa goosanayo kadibna inta uu faraha ku kuus kuuso ayuu afka gashanaa, marka uu xoogaa ruugo ayuu dunta iska tufaa kkk kkk kkk.

Saxaafada waxay soo qaateen Video Clip-kaan kadibna waxay badankooda ciwaan kaga dhigeen “Marka aad awoodi weysid inaa baahidaada xakameysid xili aad sooman tahay”

Hadaba aqristayaasheena qiimaha badan Video-gaan Salman Khan loogu camiranaayo hoos kaga bogo kadibna fikirkaaga nala wadaag:

Fikradaha Akhristayaasha (10)

  1. City meter says:

    zhp dunta caadi miyu ucunaYa
    miyuse soma

    • Zakarie Abdi says:

      Video-ga fiirso sxb wuu iska tufaa, waana wax caadi ah dun dharkaaga aad ka goysid waa qasab inaa afka la aadid ee Video-ga si kaftan ah ayaa loo jaray intaan.

  2. Ibrahim says:

    Hindi marka horeba kristanka cadi waxba madamaan ….ciyalka yarkawa 10jirkawa wasomaan ..nin 50 sana jir soonka karayoo hdana wadan qawoow jogo….wayaab hindi Muslim nimada dab katahy horan lomsshegin

    • Cade says:

      Walaal sidaas ha uran miyaaaa arkin Dr zakir naik caalami faafiya diinta islaamka Marka ha oran warkaas hindiya waxaa laga helaa boqolal muslim ka fiican somaliya

  3. Fan of shraddha kapoor says:

    Wll wey jiraan Hindi Muslim nimadoodu dhabtahay lkn kanoo Kle ma’ahan teda kale India ma ahan dal qbow ee dhexdhex e.g.Somalia

  4. Tornado says:

    Kkkkkkkkkkkkkk waa caadi waa lakaftami karaa
    Sallu waa ka xaraabeysteen

  5. xuseen sidiiq says:

    hhhh zejeriye sxb ma isagaaba tufay wuu liqee kolay inaanu tufin waan hubaa

  6. salman winer says:

    Sxb nikaa leh hindi muslim dhab ma ahan ilahay kabaq 100% somalida we ka adagyihin diinta

  7. C/Maalik Gees Cadde says:

    masoonaay

  8. Moha Ali says:

    Kkkkkkk odayga may ka eedaamaan




Featured Video