12-ka July Waa Maalinkii La Daawaday Filimkii Jaceylka Ahaa Ee Devdas, Waxaana Filimkaan Goordhow Lagu Daawan Doona Asigoo 3D Ah

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Devdas waxaa hogaamiyaal ka ah SRK, Aishwarya Rai Bachchan iyo waliba Madhuri Dixit, waana filim jaceyl ah oo dadka inbadan ka ilmeysiiyay.

Devdas waxaa la daawaday 12 July 2002, waxaana Director ka ah Sanjay Leela Bhansali oo ah Director qibrad u leh aflaam tayo leh.

WARAR DHEERAAD AH:

SRK jaceylkii uu filimkaan kusoo bandhigay ma aha mid caadi ah ilaa hadana lagama xiiso dhaco, waxaana ugu qiiro badneyd markii uu ku geeriyoonayo guriga gabadhuu jaclaa hortiisa.

Hadaba kooxda filimkaan iska leh ayaa goaansatay in markaan lagu daawado 3D Version ahaan, waana mid ay hada daawadayasha iyo dhamaan taagerayasha aad usugayaan.

Waxaana la rajeyna in dunida uu midaaan kula tartami doono filimkaan, waana mid hada la

qorsheynaayo oo dunida oodhan lala wadaagi doono, dhanka kale 3D waxa inta badan abuurta Shirakda caalamiga ah ee Hollywoodka.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Muniir yare says:

    3D noo fahfaahi ado mahatsan ma fahmin ninkana cadi ma ahan aflamtiise srk

  2. waayoarag says:

    3d noo faahfaahiya




Featured Video