Akshay Kumar Oo Filimka Namastey England Katrina U Diiday Soona Dhaweesanayo Parineeti Chopra!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Marnaba ma hilmaami karno sanadii 2007 filimkii wacnaa ee Super Star Akshay Kumar iyo Katrina Kaif wada sameeyeen Namastey London oo noqday filim hirgalay sheeko ahaan iyo ganacsi ahaan.

Waxaa labadii sano ee ugu dambeesay la hadal haayay in Namastey England la sameyn doono oo ah qaybta labaad Namastey London sidoo kalena Akshay Kumar filimkan saxiixday.

WARAR DHEERAAD AH:

Director Vipul Shah ayaa rabo in mashruucaan uu hada dar dar galiyo wuxuuna keenay hindiso ah in Katrina Kaif atirisho kowaad looga dhigo laakiin Akki ayaa ku gacan seeray.

Akshay Kumar waxaa la sheegay inuu soo jeediyay in Namastey England atirisho kowaad looga dhigo Parineeti Chopra sidoo kalena ay doorkaan ka baxsan karto.

Akshay iyo Katrina oo horey u ahaayeen labo guusha u saaxiib ah sanadii 2010 ayay kala guureen markii filimkoodii weynaa Tees Maar Khan heerkii laga rabay gaari waayay sheeko ahaana filimkaan loo dhaliilay, kadib xurguf aan la faah faahin ayaa dhex martay ilaa haatana waa la isku keeni la’yahay shaqo ahaan.

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. akki fan says:

    zhpw filimkan ma filimka ay ninka England ka jeceshhy asna uu kadaba calaacalyo miyaaa

  2. Taageere deepuu says:

    Katrina dabeecad malahan parineeti weey ka baxsan kartaa filimkaan




Featured Video