Rasmi: Stylish Actor Allu Arjun Filimkiisa 18-aad Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Magaca Loo Bixiyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Stylish Actor Allu Arjun waqti wacan ayuu bartanka kaga jiraa haatana waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay filimkiisa 18-aad ee uu hogaamiye ka yahay.

WARAR DHEERAAD AH:

Allu Arjun filimkiisa cusub waxaa loo bixiyay Naa Peru Surya sidoo kalena atirishada reer Kannada Rashmika Mandanna ayaa Allu Arjun jaceyl kula matali doonto.

Filimka  Naa Peru Surya maanta ayay si rasmi ah shaqadiisa u bilaabatay waxaana Director ka ah qoraaga weyn Vakkantham Vamsi oo markii ugu horeesay filim sameeye isku badalay.

Allu Arjun taageerayaashiisa waxay u tahay farxad weyn in filimkaan cusub uu ka hawl gali xili Super Star-kaan filimkiisa xiga Duvvada Jagannadham (DJ) uu diyaarsan yahay lana daawan doono 23-ka bishan June.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video