Shactiroolaha Weyn Ee Arshad Warsi Iyo Xidigaha Uu Bollywoodka Ka Taageero Waxbadan Ka Ogow!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Arshad Warsi waa xidig weyn oo fanka kusoo biiray Bartamihii 90kii, inkastoo xidigaan bilawgiisi fanka uu aad ugu guuldareystay inuu heersaro ka gaaro fanka.

Hadana Bilawgii qarnigaan markii uu sameyay filimkii Munna Bhai ayuu halmar magaciisa cirka galay sido kalena noqday xidig weyn oo aad loo jecel yahay shactirada caan kunoqday.

WARAR DHEERAAD AH:

Hadaba xidigaan manta maqaam sare ayuu jooga wuxuuna kamid yahay xidigaha loogu jecelyahay Bollywoodka.

Arshad marka laga hadlo Bollywoodka wuxuu aad iyo aad u taagera Mega Star Amitabh Bachchan oo uu waligiis taagero u ahaa.

Ha iloowin Arshad in Big B aawgis uu kusoo galay maadama filimkiisa koowaad uu Tere Mere Sapne uu Big B qarash gareye ka ahaa.

Dhanka kale atarishoyinka wuxuu ka taagera ilaa hada Madhuri Dixit oo ah xidigta kaliya ee uu taageraha u yahay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video