Stylesh Actor Allu Arjun Filimkiisa Xiga Oo Lagu Dhawaaqi Doono Magaciisa Iyo Xiliga La Daawan Doona

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atooraha Filimka DJ Allu Arjun ayaa hada la magac hayaa filimkiisa xiga asigoon wali la daawanin filimkiisa Dj ee dhowaan goosgooskisa la daawaday kaliya.

Xidigaan ayaa ah xidiga ugu awooda badan Telugu waqti xaadirkaan, maadama aflaamtisa guul xariir ah wada noqonayaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Allu Arjun wuxuu sameyay aflaam aad u fiican sheeko ahaan iyo ganacsi ahaanba, waana shaqis qibrad weyn u leh jilista filimada, aadna shactiroole u ah markuu filimada jilaayo.

Hada waxay wararka sheegayn in xidigaan filimkiisa xiga ee aan wali magac laheyn lagu dhawaaqi dooni xiliga la waadanayo, jilyaasha dhamestiran ee filimkaan iyo waliba magaca filimka maanta oo ay taariikhdu taha  14 june.

Balse wararka waxay sheegayn in filimkaan loogu yeeri doono Na Peru Surya Na Illu India inkastoo warkaan aheyn war sugan hadana xaqiiqda rasmiga ah maanta ayaa la ogaan doonaa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video