Maxaad Ka Taqaana Gawaarida Ay Leeyihiin Xidigaha Caanka Ah Ee Bollywoodka Sida SRK, Akshay Kumar, Big B Iyo Kuwa Kale (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

jollyLLb2

Marka laga soo tago xidigaha caanka ah ee dunida daafaheda ku kala nool, shaqsiyaadka kale iyo qofwalbaba manta wuxuu iska jecelyahay Gaari/Baabuur uu asiga leeyahay.

Hadaba waxaan idiin heyna qaar kamid ah xidigaha caanka ah iyo baabuurtoda ay leeyihiin, halkaan hoose kaga bogo.

Amitabh Bachchan:

Big Bachchan wuxuu dadka tusay xaragada ineesan da’ ku xirneyn, marka aan kahadalno gawaarida uu leeyahay xidigaan waxaa kamid ah, Rolls-Royce Phanto, Mini Cooper, Bentley, Porche Cayman S and Toyota Land Cruiser.

Shah Rukh Khan:

739299

SRK dooqiisa waa iska badanyahay, hase ahaate gawaarida uu jecelyahay oo uu ku xaragoodo misane iska leeyahay waxaa kamid ah BMW i8,  Rolls Royce and Bugatti Veyron.

Salman Khan:

WARAR DHEERAAD AH:

Salman-Khan-in-his-BMW-X5

Salman Khan waa macquul inuu Baaskiil ku wareego wadooyinka, balse xidigaan gawaarida uu leyahay waa kuwa aan caadi aheyn.

Waxaa kamid ah Mercedes-Benz GL-Class, Range Rover, Lexus LX 470, BMW X6 and a Toyota Land Cruiser.

Aamir Khan:

DSC_0004

Super Star Aamir Khan baaburta uu ku xaragoodo oo uu iska leeyahay waxaa kamid ah Mercedes Benz S600, Rolls-Royce Ghost, Bentley Continental, as well as a BMW 6 series.

Akshay Kumar:

jollyLLb2

Khiladi of Bollywood Akshay kumar gawaarida uu iska leeyahay misane isticmaalo waxaa kamid ah Rolls-Royce Phantom, Bentley Continental Flying Spur or aHonda CR-V.

Varun Dhawan: wuxuun leeyahay gaariga nooca raaxada ah ee lagu magacaabo Audi Q7.

46821069

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. bill abdil says:

    fadlan qiimahoodana ku dara




Featured Video