Rasmi: Ayushmann Khurrana Iyo Tabu Oo Sameyn Doonaan Filimka Mud Mud Ke Na Dekh

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Director Sriram Ragahavan ayaa si rasmi ah ula saxiixday Ayushmann Khurrana iyo Tabu si ay hogaamiye kaga noqdaan filimkiisa xiga Mud Mud Na Dekh.

Sriram Raghavan waa filim sameeye la imaado aflaan tayo wanaagsan oo Action Thriller u badan wuxuuna horey u sameeyay filimada ay kamid yihiin Johhny Gaddar, Agent Vinod iyo Badlapur.

WARAR DHEERAAD AH:

Waa arin il gaar ah lagu heyn doono wada shaqenta Tabu iyo Ayushmann Khurrana madaama aysan isku jiil ahayn waxayna filimka Mud Mud Ke Na Dekh ku matalayaan lamaane jaceyl wadagayaan.

Filimkaan jaceylka ah haatan duubistiisa waxay ka socotaa magaalooyinka Lonavla iyo Pune balse 70% shaqadiisa Mumbai iyo meelo kale ayay ka dhici doontaa.

Waxaan wada sugnaa wada shaqeynta Tabu iyo Ayushmann Khurrana madaama ay yihiin atirisho iyo atoore aan marnaba lagu fikirin inay filim jaceyl ku wadaagi karaan ayagoo aan jiil ahayn.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video