Spyder Vs Paisa Vasool: Mahesh Babu Iyo Nanandamuri Balakrishna Oo Box-officeka Ku Dagaalami Doonaan Bishaan September!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Ciidul Fidriga hadii la daawan doono aflaamta ugu xiisaha badan ee Bollywoodka iyo Koonfurba kuwaaso ay ugu horeyaan filimka Salman Khan hogaamiyaha ka yahay ee Tubelight oo ah filim Bollywood ah.

Iyo waliba filimka Stylish Actor Allu Arjun Hogaamiyahay ka yahay ee DJ kuwaaso halmaalin tiyaatarada la isla saari doono waliba filimka DJ waa filim Telugu ah.

WARAR DHEERAAD AH:

Hadaba Ciidul Adhxa oo ku began bisha Sept waxaa sido kale Box-officeka ku dagaalami doona Suldan Mahesh Babu iyo Super Star Nanandamuri Balakrishna oo kala wataan Spyder iyo Paisa Vasool kuwaaso la isla saari doono halmaain tiyaatarada.

Filimka Spyder Mahesh Babu wuxuu kujili doona sargaal caqli badan oo feyjigoon waana door cajib badan sido kalena xidigaan amaan balaaran ku heli doono sida la shegay.

Dhanka kale Nanandamuri Balakrishna filimkiisa Paisa Vasool oo ah filimkiisa 101 koowaad ayaa isna diyaar u ah inuu markaan dagaal dhanka ganacsiga ah la galo Mahesh Babu filimkiisa 29 ee Spyder.

Xidigaan Nanandamuri Balakrishna ayaa markii ugu horeysay la midoowi doono oo filim lasameyn doono Puri Jagannath waana mashruuc inbadan la hadal hayo inuu guul wacan gaaro.

Waa inoo Sept iyo wacdaraha Box-officeka ka dhaco sidii look ala guuleysto iyo waliba qofkii ku adkaada Box-officeka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video