Madadaalada Maanta: Sheeko Qosol Iyo Xikmad Is Wato Ah Juxa Inaba Caadi Ma Aha (Funny Time)!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kusoo dhowaada barnaamijkeeni Madadaalada Maanta oo aan aalaba maalin walboo jimca ah aan idiin soo tabino.

Anagoo ka hadalnpo sheekyinka juxaa inta badan inkastoo mararka qaar aan soo qaadano sheekoyin kale hadaba ka bogosho wacan Juxa iyo ninkii hadalka qalafsana wxii dhexmaray.

Maalin Maalmaha Kamid ah ayuu juxa usoo anba baxay inuu soo warwareego deegaankiisa asigoo saran dameerkiisa.

Maadama xiligaas inta badan dameer la adeegsan jiray gaadiid ahaan, hadaba Juxa wuxuu soo akmaray dad geed hoostiisa fadhiyaan balse wuxuu ka gartay dad ay asaxaab ahaayeen.

WARAR DHEERAAD AH:

Nin kamid ah nimankii meesha fadhiyeen aya soo booday oo ku yiri juxaa,”Oday Juxaayow markaa nagus oo foodlahed baan gartay Dameerkada markaa nagu soo beegantayna wajigada ayaan gartay.

Balse markii hore dameerkada ayaan aqoonsaday.” Ninkani wuxuu rabaa inuu Juxaa ku ceebeyo dadka meesha jooga ogeysiiyana in Juxaa Dameer safar ku galaayo, sidaa agwd Juxaa ayaa si xikmadeysan ugu jawaabay asigoon is waalin wuxuuna yiri.

“Haa waa runtaa saaxiib sababtoo ah Dameeraha iyaga unbaa isfahmi karaano is yaqaaniin halka dadkana ay iyaga uun isfahmi karaano is yaqaaniin.”

Dadkii meesha fadhiyay hal mar aye kuwada qosleen ninkii waayo Juxaa ninka wuxuu ku tilmaamay inuu dameer yahay.

Sheekada maxaa laga fahmaya? Waxaa laga fahmaya in ay jiraan dad hadal qaloocan ku hadla oo aanan aheyn kuwa marwalba hadal toosan ku hadlaan.

Waxay jecel yihiin inee dadka kugu hor ceebeyaan sidaa awged waxaa haboon marlwaba si xikamdesysan inaa oga baxsato dadkaas sida Juxaa ookale.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. sheyma says:

    Waa xikmad runtii

  2. Fan of shraddha kapoor says:

    Degenaantu waa xikmad




Featured Video