Saadaalin: Baahubali 2 imisa Lacag Ah Ayuu Kakeeni Karaa Gudaha Dalka China Saadaalin Laga bixiyay Wax Ka Ogow

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

China waxay noqotay suuqa ugu weyn ee dalka India aflaamtooda ku tashtaan kuwaaso macaash waali ah ka helaan.

Qaasatan Mr.Prefectionst ayuu suuqaan u xoreysanyahay maadama xidigaan taagero fara badan ku leeyahay gudaha China aflaamtisa ganacsi balaaran halkaas kasameyaan.

Hadaba markaan Baahubali 2 ayaa la saari doona bisha nagu soo foodleh ee Sept 17 deeda, waxaana bartiisa Twitterka ku cadeyay in China laga daawan doono qabiir ganacsi dhanka aflaamta u qaabilsan Ramesh Bala wuxuuna yiri.

WARAR DHEERAAD AH:

“Baahubali 2 waxaa laga daawan doona dalka China waxana la daawan doona oo tiyaatrada China la saari doona Sept 17 halka tiyaatarada lasiiyayna ay yihiin 4000 oo tiyaatar.

Hadaba ganacsiga uu halkaas kasameyn karo Baahubali 2 markaan saadaalinay wuxuu kakeeni dooona dalka China 300 Crore ($ 44.1 Million oo dollar).”

Hadaba qiyaastaan haduu Baahubali 2 keeno waa lacago waali ah oo inbadan guulop lixaad leh u siyaadayaan filimkaan.

Balse macquul ma aha in uu gaaro ganacsiga uusameyay filimka Dangal, inkastoo wax walba isbedeli karaan hadana Dangal tiyaataro fiican ayuu halkaas kahelay kuwaaso gaarayan 7000 oo tiyaatar halka Baahubali 2 na lasiiyay 4000 oo tiyaatar.

Waanu arkeena hadii Baahubali2 ganacsiga loo saadaaliyay uu kasaro maro, ama halkaas ku ekaado amaba uusan gaarinba oo uu ka hoos maro.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Ismail Aamir says:

    prabhas caab miyuu soo doon tay
    hhh

  2. Ayaan muuse says:

    flop ayuu ka noqonaya china waa hubaal inuu ku burburayo




Featured Video